Category: Ogeysiis

Shirkii Taageerada Nabada iyo Qaranimada Somaliland ee Ottawa oo Kusoo Beegmay Wakhti Munaasib ah oo Midnimada Umada la Weeraray

Waxa lagu boorinayaa jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Ottawa, Toronto, iyo Nawaaxigooda inay kasoo qayb galaan isku imaantinkan oo lagu qaadaa dhigi doono nabada iyo isku soo dhawaanshaha bulshada Somaliland iyo sidii cadowga Somaliland ee dilalka waxashnimo ku talaabsaday gacanta loogu soo dhigi lahaa; waxana la filayaa inay hadalo munaasib ah halkaa ka jeediyaan hogaamiyaasha [...]

Ogeysiis: Xafladii Sagootinka Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble – Ugaaska Beelaha Samaron ee Reer Adal

Ogaysiis: Dhamaan dadkeena ku dhaqan magaalada Ottawa, Canada iyo nawaaxigeeda waxa la ogaysiinayaa in maalinta sabtida ah ee soo socota, taariikhduna tahay JUL/09/2011 in la qaban doono xaflad, goobta lagu qaban doonaana waa 1265 Walkly Road, Ottawa, On.

Ogeysiis: Shir Beelwaynta Bahabar Celi (Maxad Case) ee Dalka Holland – July 9, 2011

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Bahaber Celi (Maxamed case) ee degan wadanka boqortooyada  “the Netherland” ama Holland in shir ay ku qabsan doonto maalinta sabtida ee bishan july 9keeda . Waxaana dhamaan bahda lagu adkaynayaa inay ka soo qayb galaan shirkaas oo lagaga hadli doono arimo aad u muhiima oo dan u ah beesha , [...]

Ogeysiis Khadka Telephone-ka ah

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa umadda ka soo jeeda gobalada Awdal, Salal & Galbeedka Gabiley in khadka taleefanka lagu wada hadli doono axada Bisha May ay tahay 22, 3:00 pm Eastern.

Beenin: maqaalka ku qoran Harow.com ee sheegaya in ciidammo beeleed bulo-cado fadhiyaa ay Janaral xudhuun iyo waftigii dhagax dhiga u tagay Lughaya halkaa si xun ay ula dhaqmeen waa war beenabuur ah wax ka jiraan ma jiro habayaraatee

Anigoo Cabdiraxman camir xuseen ah, kana mid ahaa waftigii dhagax dhigga u tagay Lughaya haddana jooga magaalada Borama waxan jeclaystay inan umadda somaliland u sheego gaar ahaan ummadda ka soo jeedda gobolada gabilay, Awdal iyo Selel in wax allaale iyo wax ka jira anu jirin wararka ku qoran Harowo.com ee sheegaya in waftiga iyo Janaraal xudhunba ciidan beeleed jooga bulacado [...]

TALAN FOUNDATION FOR HUMAN RIGHTS

Waxaa dadweynaha la ogaysiinaya in bisha Octobar 17keeda 2010 lagu qaban doono munaasabad lagu xusayo sanadguuradii 10aad eek a soo wareegtay dilkii loo gaystay geesigii Jeneraal Yusuf Talan. Munaasibadaasi waxay yeelan doontaa laba waji:

Ogaysiis Xaflado Garabka Haweenka KULMIYE ee LONDON iyo Sheffield Soo Qaban Qaabiyeen

Ogeysiis Dhamaan Taageerayaasha Kulmiye UK

Dhamaan tageerayasha Xisbiga Kulmiye ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.

Wake Up Hargisa- Hargaysaay Toos

Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxay kamidtahay meelaha qadiimka xadaradana usaxiiba, Waa’Magaalo ay-maanta kunool yahiin badi Ummadda Somaliland,Waxay caan kutahay xadaarada Fanka iyo Sugaanta waa meshay kasoo baxeen Walalaha Hargaysa ama Fanaankasta runtii markay Shacabka Somaliland lasoo noqdeen Xoriyadodi 18-may Waxay ucaleemo sareen Casimada Waddanka Magaalada Hargaysa. 

Maxaad u Qaban Kartaa Falastiin?

Ku taageer walaaladaa Falastiin codkaaga, maalkaaga iyo dareenkaaga. 1-Ka soo qayb gal banaanbaxyada ka dhacaayaa magaalooyinka UK ee hoos ku qoran. Waxa banaanbaxyada horkacaaya siyaasiin, aqoonyahanno, heer qaran, gobal iyo degmaba ah, iyo

ADAL RESOURCES & DEVELOPMENT ASSISTANCE ASSOCIATION (ARDAA)

  ADAL RESOURCES & DEVELOPMENT ASSISTANCE ASSOCIATION (ARDAA)Community Meeting Announcement

Jawaab Kulul oo Jaaliyada Toronto Ka Bixisay Qoraalkii Harowo soo Qoray

Anagoo ah Hussein Cali Miicaad, Hussein Xaaji Dahir Aw-Cilmi, iyo Musse Cali Wacays (Xawse), Waxaan sida ugu adag ee loo diido aan u diidaynaa in magacayaga laga been abuurtay oo lagu isticmaalay qoraal Harowo kusoo baxay bisha Luulyo 11-keedii. Qoraalkaas oo ciwaan looga dhigay “ogeysiis shirka Toronto lagu qabanayaa – waa shir dano gaar ah lagu [...]

Ogeysiis-2: Shirka Jaaliyada Awdal iyo Selel ee UK

Iyadoo laga duulayo shirkii bulshada reer Awdal / Salal Uk ee lagu qabtay xaafada Stonebridge ee West London 24/05/2008.  Ayaa waxa markale la go’aansaday in la qabto shirweyne kale oo ballaadhan. Sidaa daraadeed waxa Jaaliyadda Awdal/Salal UK lagu wargelinayaa inay ka soo qayb galaan shirkii labaad oo lagu qabanayo xaafada Southall West London bishan July [...]

Ogeysiis…Shirkii Awdal iyo Selel oo UK

Dhamaan dadweynaha  ku abtirsada gobolka AWDAL iyo SALAL ee ku dhaqan cara ingiriis waxaan ogeysiinaynaa in la qabanayo shirweynihii labaad ee sanadkan 2008da . Shirkaas oo dhici doona maalinta aybishu tahay 19/07/2008 maalin sabti ,goobta shirku uu ka dhacayo waxaa weeyi (MEESHA SHIRARKA LAGU QABTO EE KU TAAL EALING HOSPITAL DHABARKEEDA)

AACNA (Association of Awdal Community of North America)

AACNA (Association of Awdal Community of North America) FIRST YEAR ANNIVERSARY ANNUAL CONFERENCE (The Official Agenda) 

Association of Awdal Community of North America (AACNA)

Ujeedo: Shirwaynihii labaad!   Salamu Aleikum!   Uuruka Association of Awdal Community of North America (AACNA) waxa uu ogaysiinayaa dhamaan bulshoweynta reer Awdal ee ku dhaqan waqooyiga America in la qaban doono shirwaynihii labaad ee ururka. Shirwaynaha waxa lagu qaada dhigi doonaa arimo badan oo taabanaya danaha bulshada qurba jooga reer Awdal iyo danaha gobalka Awdal guud [...]

Ogaysiis Shir Balaadhan

THE AWDAL AND SALAL diaspora  in London and its surroundings are invited to attend a major conference on 24th may 2008 in North West London. The conference will be held in Regenaration Centre , Unit 17 Shopping Precint Hillside, Stonebridge , London NW10 8lt  at 16:00.