Category: Opinion

Why Not Somaliland? Why Couldn’t We and Can’t We…?

SayliciPress Analysis: We strongly believe Hassan has a point. Somaliland Republic regained its lost independence and soveriynity 21 years ago. Though we went through multiple milestones such the building of our democratic institutions, rebuilding the country, went through four successful elections including two presidential elections, one parliamentary and one municipal election, yet we did not [...]

Go’aankii Beelaha Jibril Yonis ee Ina Aw Farax (Harowo.com)

Waxa jirtay in baadhitaan aan sameeyey ay cadaatay in Axmed Sheekh Faarax noqday ka ugu liita, uguna qadhmuun iyo qaabka daran, marka laga hadlo cayda iyo aflagaadada loo geyso Gadabuursiga.   Waxaan maqaaladaa ku cadeeyey in kubbadu hor taallo jufada Axmed Sheekh Faarax ooy amma ku ayidaan doqoniimada u ku isir caayo Samaroonka kale iyo iney [...]

Becoming Somaliland

Mark Bradbury comments for Becoming Somaliland      ·   So why write a book on Somaliland?  – a lightly populated region on the edge of Africa, an unrecognised state, which, if the international community had its way, would be incorporated into a federal Somali state.

Aflagaado, Colaad iyo Cadaawad Sokeeye Abuuritaankeeda Meel Ku Gaadhsiin Mayso, By Muna Cabdi, Ifrah Ahmed, Safia Ali iyo Hibo Ahmed

Anagga oo ka kooban afar gabdhood oo ka kala socda dhamaanba beelaha Samaroon, waxaanu u soo gudbineynaa qoraalkani oo iskugu jira cabasho iyo canbaareyn shabakadaha wararka ee internetka gaar ahaan kuwa loo adeegsado fadeexadaha iyo aflagaadooyinka. Shabakadahani waxay aad uga shaqeeyaan kala fogeynta umada wada dhalatey ee reer Awdal iyo Salal.

Talo iyo Waano Kusocota Shacabka Inta Caafimaadka Qabta ee Ina AwFarax (Harowo.com) Sheegto

Waxaa jirta in aflagaadooyin iyo cay xad dhaaf ah oo gaadhay dumarkii Samaroon in la isku weydaarsado mareegaha qaarkood. Wax kasta oo dhacaana waxay leeyihiin meel iyo cid bilowda oo masuuliyadeeda iska leh.

Qoraalka Lagu Aflagaadaynayo Xaaji Cumar Cabdi Waxa Qoray Odayada Ottawa ee Rayale Taageeri Jiray

Cumar Cabdi Lugweyne Wuxu ku dhashay baadiyaha magaalada Gogti ee kililka 5aad, hilaadii 1934-kii, halkaas oo uu aabihii Cabdi Lugweyne ku ahaan jiray inan la yaal, xoolahana u raaci jiray odey reer Dudub ah oo la odhan jirey Kaahiye.

Jawaab “Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriir Yoonis”, Habar-Cafaaneey Xaal Qaado,Nin Waalan Tolkii Baa U Fayow

Waxaan Halkan xaalka siinayaa Tolkay Samaroon dhamaantii gaar ahaan Tolkay iyo walaalahayga HabarCafaan Samaroon kadib markaan akhriyay faalo kusoo baxday Maanta/Shalay websiteka Harowo.com ciwaankuna ahaa “Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriir Yoonis”taasi oo lagu aflagaadaynaayo bel dhan oo Tolkay ah laguna xajiimaynaayo walaaltinimada,Wada

Raaligelin Iyo Cambaarayn Maqaal Lagu Soo Daabacay Shabakada Harowo.com Iyo Sababta Aan Ku Raacay Awdal State

Taariikhdu waa ma guuraan waana mid iyadu isa sheegta somalilandna waa mid u baahan maanta taakulo maadaama uu ka tagay Madaxweynihii aan ku ahaa Somaliland Nimada ee Ina Riyaale.

Fitnadu Way Hurudaa ee Nacdali Haku Degto Kuwa Toosiya

Anigoo dabasocda dilkii fuleynimo ee nabarka foosha xun ku suntay qaranimada Somaliland, waa dilkii kadhacay Seemaal eh, ayaan jecelay inaan wax ka idhaahdo kaalinta warbaahinta,oday-dhaqameedka iyo wax-garadka arrintan ka hadla. Warbaahinteenu waa xor waxaana xornimadooda damaanad qaaday dastuurka iyo shurcuucda dalka. Waxay hayaan waajib qaran oon looga maarmin hab-maamul-wanaaga dawladnimo.

Dilka Fooshaxun ee Seemaal Waa Nabar Badheedh Loogu Gaystay Qaranimadeena-Axmed Carwo: (La Taliyaha Madaxwanaha Arimaha Dhaqaalaha)

Kolka kowaad tacsi naxdin, damqasho iyo murugo aan lawadaago qaranka Soomaliland aanan u gudbiyo ehelka 3da muwaadin ee gardarda aangeed loogu soo gaban sida foosha xun loogu dilay baradii ay nabadda ku hurdeen.

Rebuttal to Public Misinformation and Propaganda – Rejoinder to: All Doors are slammed on “Somaliland’s” Secessionist Faces by Mohamed Yabarag

Saylicipress Analysis of Mr. Dirye’s Rebuttal to Yabarag’s  harangue: One of the habitual offenders hit again  with another baseless harangue. The man is well-known in writing angry tirades against the people of Somaliland. I will like to remind and advice this gentleman to go to Mogadishu and people of that place, but what we will [...]

Axmed Hadhka – Tafatiraha Shabakada Hadhka Hiiraan (Hadhwanaag) Maxaa ku Kalifay Aflagaadada Aqoonyahanada Soomaaliyeed?

“Every news organization has only its credibility and reputation to rely on” Tony Burman -CBC -  Waxaan la yaabay shabakado inta ay idaacadaha isgeeyaan dadka been iyo khurafaad ka dhaadhiciya – iyagoo sheeganaya inay u dhigmaan shabakadaha waa wayn ee ay wadaan shaqsiyaad ilaahay ku manaystay karti, dulqaad, iyo aragti toosan oo ka madax banaan [...]

Tafaraaraqa Siyaasadeed ee Guuldarooyinka Sobobay ee ku Habsaday Beelaha Adal ee Xadaariyiinta Reer Saylac Yaa Ka Masuula?

1 Disember 1884 ayay ahayd markii ay duqaydii Gadabuursi  heshiiskii ilaalinta ahaa kula saxeexdeen Magaalada Zaylac Boqortooyadii Ingiriiska (protactrate), iyagoo noqday qabiilkii ugu horeeyey ee heshiis rasmiya la gala, bixiyayna Magaca S/land. Heshiiska waxa galay oo saxeexay 12 oday oo duqay ahaa , kana kala tirsanaa saddexda beelood ee Gadabuursi.

Dhibaatada iyo Kala Fogaynta Shacabka ee Taageerayaasha Rayale Wadaan Dhibaato Intee Leeg Ayey Soo Gaadhsiin Ganacsigooda?

BORAME – Caasimada ganacsiga ee gobolka Awdal ayaa laga dareemayaa sii kala fogaanshaha iyo hadal haynta in qof walbaa xoogiisa iyo lacagtiisa galiyo wixii shacabka balaadhan ee muxaafidiinta ah u dan ah kadib markii ay ku talaabsadeen talaabooyin ay isku dhabar jabiyeen tageerayaashii dumay ee Dahir Rayale oo uu afhayeen u yahay badhiwalihii hore ee [...]

Maqfiratul Caama – Forgive and Forget By Omar Ibrahim Cadar

Marka hore Eebe ayaa mahad leh, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato nabigeenii suubanaa(scw) ehelkiisa iyo asxaabtiisii dhamaantood. walaalahayga sharafta lahoow, aslaamu calaykum warahmatulaahi wa barakaatu, waxa mudan in aan is waydiino suaal aan u arko in ay aad u muhiim u tahay, taas oo ah.

La Garayoo Gorayo Haadbay Noqotay – Shaqsigan Faras Isku Magacaabaa Waa Kuma?

Ninka la magac baxay Faras Abiib ee mareegaha dadka iyo qabiilooyinka Samaroon ku aflagaadaayi waa mid aan horey wax u fahmin oo arrimuhu shan shubka ugu dhacaan. Dhowr jeer oo hore ayaan sheegay in aanan aheyn ninka u ii maleynaayo. Gadabuursina maaha afar qof oo la wada yaqaano ee waa beel weyntaa badan. Haddiise Faras [...]

Jawaab – Doqon Ha Gargaarin Hana Gargaarsan by Yusuf Warsame

Waxaan la kulmay maqaalad u qoray nin la baxay magaca beenta ah ee Colonel Faarax Ruuge oo ku soo baxday mareegtada Harowo.com. Maqaaladaasi oo daba socotay maqaal aan qoray, iyadoo kaamilana ku soo baxday saylcipress http://saylicipress.net/2011/10/29/kala-maan-yusuf-warsame/.

Kala Maan – Yusuf Warsame

Ilo wareedyo kala duwan ayaa cadeynaya in Cabdirashiid u diga rogtay hogaamiye kooxeed, ka dib markii uu ka rajo beelay in u noqdo Ugaas. Cabdirashiid iyo Dagaal Oogayaashiisa Suldaan Suleymaan iyo Wabar ayaa markii ay marayeen agagaarka magaalada Boon tacshiirad huwiyey caruur adhi la joogtay. Sidii Cigaal Shiilaad ayey hangooladii caruurto siteen moodeen qoryo ooy [...]

Ugaasdoon Ma’waxuu Isku Badalay Qabqable Dagaal

Waxa jirtay in bishani labaatankeedii laga heshiiyey murankii arrinta dhaqanka ee dhowrka bilood saameeysay Gobolada Awdal iyo Salal.  Reer Ugaasdoon waxay ku xardhi jireen mareegaha taageera, iney guuleysteen ooy ku qanceen heshiiskii. Waxase soo ifbaxay in reer Ugaasdoon quus ka joogaan iney Ugaas ay gacantooda ku sameysteen helaan.

Aqoonyahan Reer Awdal Ah Oo Ka Digay In Mar Kale La Dhaqdhaqaajiyo Murankii Dhinaca Dhaqanka Beelaha Gobolka Awdal Ee Dhawaan La Soo Afjaray

Waxa G/Awdal hadheeyey saddexdii bilood ee u dambeeyey ee aan ka soo gudubnay murankii dhinaca dhaqanka ahaa ee la xidhiidhay ugaasnimada Cabdirashiid Rooble Doodi oo ku abtirsada asal ahaan ay ka soo jeedi dirtay ugaasnimadii dhaqanka beelaha Samaroon oo soo jireen hayd, uguna fac-weynayd dhulalka soomaalidu ay degaan ee Geeska Afrika.