Category: Opinion

Clash Between Tradition And Pluralism Rages In Awdal: By Adan Iman

A fierce clash- so far peaceful – has been brewing in Awdal, Somaliland, for the past few months between those who ambitiously support crowning one Ugas for all the residents of Awdal and those who are passionately opposed to it. The moment word went out that Abdirashid Dodi, who was then living in Canada, was [...]

Maxamad Hyena: Waa Habaar Biirey

Baryahan dambe laba shabakadood oo ah ehelka xumaanta oo ay hagaan dad qandaraas ku qaatay cayda iyo xumaanta ayaa lagu arkaa maqaalo uu xarxariiqay ninka la yidhaa Maxamad Cumar Waraabe ama Hyena, magacaas oo loogu bixiyey u eekida uu waraabaha u eegyahay, wuxuuna muujiyay inuuna sawir ahaan oo kaliya uuga eekayn waraabaha balse dhinaca garaadkana [...]

Statehood for Somaliland: The Glaring Hypocracy by Jaafar M. Sh. Jama

“Wixii hore u soo daashaday Dugashanaysaaye” “In Pursuit of the futile” (clans)  Cabdillahi Suldan Timacadde On October 18, 2011, the President of the self-declared Republic of Somaliland (Northern Somalia) distributed a two page overview of the Horn of Africa region on the world-wide web. The English version, “The other Horn of Africa” by Ahmed Mohamoud [...]

Bury Gaddafi with Dignity: Gaddafi’s body should be treated with dignity in order to send a message to other dictators and future generations

The unseemly pictures and videos circulating the internet capturing the final moments of Gaddafi’s life should be the last signs of indignity that Libyan people would ever see marking their historic revolution. Future generation of Libyans, the children of these very freedom fighters, deserve better.

Isbahaysigii Dhanqan-Diidka oo Dhulka Dhigay Musharax Cabdirashiid aamusane ee Tunka ay ku Siteen

Isbahaysigii dhanqan diidka oo dulka dhigay Musharaxii Ugaaska (Cabdirashiid Aamusane) ee  ay tuunka ku siteen kadib markii ay ku  guuldareysteen riyaadoodii ahayd in ay mar uun bada cagaha u saraan.Iyo  wada halaadii xalinta  khilaafka beelaha samaroon  oo ku soo  ururay nuxurkii qodobkii ka soo baxay Shirkii Barakaale ee Xeego  tirsigiisuna  ahaa July, 2011  ee beelaha  [...]

The Finishing Line of Somali Reconciliation Starts Here in Somaliland

The Somali crisis has always been aggravated by foreign involvement, whereby both the intent of in-depth understanding and the instrument of enduring goodwill lacked. Others with ulterior motives threw spanners in the works and created non-starter situations of entanglement and stalemate. The UN efforts of reversing this enigmatic political landscape would require re-tooled strategy to [...]

Safarkii Saylici Ee Xaalada Gobolka Awdal, Xulafadii Xil Doon Iyo Kursi Jacayl iyo Oday Dhaqameeyadii ADAL

Aslaamu Calaykum  Dhamaan Saxaafada Somaliland , Salaan Kadib Waxa Dhawaan Safar Shaqo Ku Yimid  Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Gobolka Awdal  Iyagoo U Kuur Galayey, Xaalada Shaqo Ee Shaqaalaha Dawlada  Iyo Arimaha Dhaqanka  Ee Beelaha Gadabuursi oo Khuseeya  Odayada Dhaqanka Ee Beelaha Iyo Salaadiinta Gadabuursi,

Arrin-Dhaqameedka Gadabuursi Oo Jidkii Laga Weeciyay Dib Loogu Soo Dabaalay

Ka dib khilaaf ka dhashay dib u soo noolayta Ugaasinmadii Gadabuursi ayaa bishan 20keedii lagu soo afjarey afgarad, heshiishkaas oo ka dambeeyay markii odey dhaqameedka Makaahiil garwaaqsadeen in arrinta marinkii haboonaa horey looga weeciyay dambigana ayagu iska lahaayeen, waxayna madasha shirka ka cadeeyeen sadex qodob oo fure u ahaa wadahadalka Beelaha Gadabuursi. Saddexda qodob waxay [...]

Jawaab: Maxaa Keeneeay Collaada Cabdiraxmaan Saylici La Dabo Taagan Yahay Beesha Jibriil Yoonis – Qaybtii 1-aad

Waxaan rabaa in aan kajawaabo maqaalkan, ugu horey waxaan umahad celinayaa saxaafada madaxa banaan, Iyadoo ay tiro badanyihiin wax yaabaha godobta ah ee mudane madaxweyne ku-xigeenka soomaaliland C/raxmaan Saylici muddo sannadka ah laga galay dad ama shaqsiyo isku tilmamaamey in ay matalaan beelaha degaanbka Boorama ee J/yoonis, ayaa waxan qormadan kusoo qaadanaynaa khilaafaadka ka taagan [...]

Jawaab: Tollow Bal Ila Eega…………….By Yusuf Warsame

Cabdisabuur dhawr jeer oo hore ayuu mareegtadani Harowo wax ka soo qoray. Marna waaba laga wareeystay. Maantana qoraalkani dheereed ka akhri kartid halkani  http://harowo.com/2011/10/13/tolloow-bal-ila-eega-qisadan-la-yaabka-leh-ee-ka-hadalaysa-ugaaska-beelaha-samaroon/ inta badan waa wixii horey uu u yidhi, ilaa qodob kaliya oo cusub mooyaane. Kaasi oo ah warqada u qoray Cabdishakuur Sheekh Cali ee u ku diidaayo ka soo qayb galka [...]

Dood Furan: Maba Jirin Ugaas Samaroon Lahaa Muddo Dheer

Horta, waxaan aad uga mahadcelinayaa Cabdi Weli ogolaashaha u ogolaaday in u akhristayaasha  u furo dood wadaag hufan oo ku saabsan arrinta Ugaaska ee anniga aragtidayda aadka u murugtay. 

Factual Response to Mustafa’s Article

Your response to my article is nothing but showed how you are stick to a revival of a dynasty whose days were gone. The world witnessed every now and then successions of empires which, because of their longevities and faults committed disappeared from the face of the world.

Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskay

Qoraalkani wuxu jawaab u yahay nin la magac baxay Faarax Ruuge oo jawaab ka bixiyey maqaaladaydii hore ee aheyd Ururka TOL Hadda Meeli Ugama Banaan Hawsha Ugaasdoon.

Arin Ninkii Lahaa Baadi-haleeyey: Midnimada Adal iyo Inanka Aad Ugaaska u Rabtaan Midkee Idinla Mudan?

Waxa taariikhdo qoreysaa in Samaroon ahaa Umad xadaarad dheer leh oo la fac ah saldanadii Osmaaniyadii Turkiga. Waxa ay la hayd hidda dheer oo leh xeer beegsi iyo boqor. Waxa ay aheyd Umad is ogol oo leh xeer ay ku kala

Ururka TOL Hadda Meeli Ugama Banaana Hawsha Ugaasdoon

Taageerayaasha Ugaasdoonku run ahaan wali wey jahawareersanyihiin, oo fikirkii ayaa ka baahay Dhinac waxay ka qaadaan badhbadhaadhnay oo mareegaha ayey ku xardhaan in Cabdirashiid noqday Ugaas Samaroon mar haddii u soo taabtay Boorama oo weliba ltaageerayaashiisu ku soo dhaweeyeen.

Snap of Somali Media: From Dhuhul to the Internet Age by Adan H. Iman

Any body who read carefully, and internalized,  the editorial of the first issue of DALKA, the first independent Somali journal, more than four decades ago, may recall the journal’s commitment to lay out the truth for the people regardless of whether that infuriated the government or not. The editor, Yusuf Dhuhul, asked whether DALKA would [...]

Sheekhal Baladka Jamhuuriyada Somaliland Halkii Laga Sugayey Ayuu Sh. Cabdilahi Sh. Cali Jawhar u Digo-rogtay Sheekh Beeleed

Sheekh Cabdillahi  Sheikh Cali Jowhar oo u digarogtay Sheekha beesha Makaahiil. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa doorka ay gudigii culumadu ka qaadatay khilaafkii ka dhashay arrinta Musharaxa Ugaaska beelaha Makaahiil ee Cabdirashiid Rooble Doodi.

Sowtan Ilmo Rayale Wareereen ee ka Samrila’ Malabkii ay u Barteen – Xitaa Xoghaya Yaashii ayaa Siyaasiyiin Matalaya!

Soomaaliland waxay ka dhalatay shir beeleedyadii lagu qabtay Burco iyo Boorama. Muddo dowr iyo toban sano ka horna waxay Soomaaliland ka guurtay beel oo waxay u guurtay xisbiyo. Xisbiyadaas oo ah kuwa heer qaran ah oo xisbi waliba ay ku jirto qayb ka mid ah dhamaan beelaha dagga Soomaaliland.

Maxay iska Sawaabiyaan Riyada Cabdiweli iyo Musharax Ugaasdoon?

Waxa dhacday dhawaan in Cabdiweli Sh. Cumar oo ah tafaftiraha mareegtada AWDALPRESS sheegay iney Awdalsatate sawirkiisa isticmaaleen oo ay ka dhigeen in u salaamaayo Mahiiga. Arrintaasi waxay ka yaabisay dadweynaha waxana si qurux badan u falanqeeyey jawaab shaafi ah siiyey Farxaan Aadan Warsame.

Garnaqsi: Makaahiil Laba Magood Ayaa Ku Go’an

Waxaa nasiib daro ah in beeshii boqortayada Gadabuursi ka soo jeedijirtay oo si qayral-masuulnimo ah ku tirtirtay taariikhdii Samaroon lahaa waxayna si badheedh ah oo ka fog aqliga saliimka ah ugu galgalatay taariikh soo jireen ahayd oo dadka u dhexaysay markay ka fogaadeen dhaqankii iyo sifihii lagu soo xulijirey Ugaaska Gadabuursi.