Category: Suugaan

Doc ka Yeedh: Qayb ka Mid ah Gabay Dheer oo uu Tiriyey Abwaan Shamsan Farax Nuur

Gabaygani waxaa tiriyay Abwaan Shamsan Faarax Nuur taariikhdu markii ay ahayd 27-12-2011. Magaciisana waxaa la yidhaa Doc ka yeedh - Abwaanku wuxuu ka hadlayaa midnimada iyo isku soo dhawaanshaha beelaha Somaliland iyo waxyaalaha kala fogeeya bulshada - Abwaanku wuxuu yidhi:

Xasil – Ifka Xuural Cayn Loo Xishaad Tahee…Cabdi Holland iyo Ikraan Caraale

The following Haiku poem grieves the unending plight of the Somali people

The following haiku poem grieves the unending plight of the Somali people. Life is however stronger than any misery, and the poem had to end with a note of defiance, embracing the resilience and strength of the human spirit.

Col Iyo Abaar – War & Drought

Col iyo Abaar, war and drought, were the historical enemies of the Somali people; the two disasters that played havoc with their nomadic life. The fear of these combined calamities was so engraved in the Somali psyche that it manifests itself in their prayers; Ilaahow Col Iyo Abaarba Naga Hay (O’ God spare us from [...]

Fanaanada Farhiya Fiska – Khadra Dahirta Casriga ah – iyo Daadihi Jacaylka

Waar Hooy Ninkoow Lagu Nac

Shirkii Addis Abeba 1993 – Gabay: Guubaabo Isku Duubnida iyo Wadajirka Soomaalida Markii ay ka Waantoobi Waayeen Khilaaf Kolba Nooca Sida Basasha

Reer AWDAL maxaa u dan ah – ma dhici kartaa sidii loo kala leexin lahaa fikirka shaqsi iyo danta beel waynta galbeed – tafaraaraqa muuqda, siyaasada iyo horumarka – hadii kale ma waxa talo ah in la noqdo Siyaasi ku dhiigle, mucaarad ku dhiigle, qaadhaan ku dhiigle, qalin ku dhiigle, iyo qolo ku dhiigle… Waji [...]

Shishe Qof aad u Jeceshahay Sheeda May’iska Eegteen iyo Shuqulka Caaqashaqa…Idinkoon Wax Sheelayn -Shidana-kaba Dhigan Sharac-Allee Xishood Jira – SIYAR SIYAR Ma u Shushubateen?

Fanaankii Reer Awdal – Samatar Hassan Jamac “SamJ” 2011

Annoo Idhanka jooga ,Maxaa iiga gidhiisha Woqooyiga America, Awdal State iyo Killinka 5aad ?

Proff Aar: Inaa adeer Sulaiman Abdi Dugsiiyoow ii heestaye , bal adiguna iga dhur Heestan ,Annoo Idhanka jooga oo jeegaan arkaya xareeduna iga dheerayn,Maxaa iiga gidhiisha Woqooyiga America, Awdal State iyo Killinka 5aad ?

Xildhibaanimooy Xaal Qaado

? ?

Nimco Yassin iyo Qaboojiye – “One of the Best Song Lyricks Ever” – Nafteena Midbaan Ka dhigay! Qaboojiye

Debnaha sonkorta leh ee ay kugu dhunkadeen bay kugu qaniinaan

Wadnahaa I dhug leh- dhug – dhug

Jawaabta Heestii dhag-dhag = Wadnahaa I dhug leh dhug-dhug

Abshirso Calankayagoow Abshirso…!

Heestan oo an ku sameeyay dib u habayntii ugu danbaysay (Final Up Date), ayaa waxay tahay hees an u hibeeyay una sameeyay calan kasta oo Awdal lahaan jirtay, ama imikaba leedahay ama ay lahaan doonto. In badanbaan uu heesnay calanka Soomaaliya, calanka Somaliland, calanka Jabuuti iwm.

Djibouti: Nimco Jamac – Ninkaa Faanaya Kaligii Wuxuu Doonaaya Falaya Maxaad ug Foorantaan? Ismail Omer Gueleh

  Ninkaa Faanaaya Kaligii Maxaad uga Foorartaan? Waynigii Faransiis eryaday – dalkiinii baaba’ye – hadaad dhiig leedihiin ninkaa eryadaa la yidhi – Ismacil Cumar Geele eryadaa la yidhi!

Heesta Maanta: Diiwaanka Armaan Galaa Anigu!

Hadal ii Daboolaa Dadka Aan ka Qarin oo Dani i Tidhi Sheeg! Amina Cabdilahi Xirsi iyo Farxan Xidig (Remix) by Adal Media UK

Haweenka Soomaaliyeed Waa Dheemanka Dalku U Aayey By Bashir Goth

Nin deeqba haweenle baan ahay Haddana dafiraaya baan ahay  Dabeecado jaanle baan ahay

Habeenkii Aamina Cabdilahi Xirsi iyo London, UK

Dhamaan Bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska waxaa lagu wagelinayaa in ay fanaanada weyn ee Aamina Cabdilaahi Xirsi ku qabaneyso Magaaladda London bandhi faneed qurux badan oo si weyn looga soo shaqeeyey.