Category: tacsi

Tacsi: Cibado Cabdi Ducaale oo Maanta Borame ku Geeriyootay

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Dhamaan asxaabta, iyo qaraabada Hooyo Cibado Cabdi Ducaale waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan Nuux Cisman Cilmi oo hooyadii Cibado ku geeriyootay magaalada Borame maanta oo bishu tahay 29 December 2011 – Ilaahay ha’u naxariisto marxuumada samir iyo iimaana haka siiyo qaraabadii, eheladii, iyo caruurteedii aamiin; Tacsida waxa dirayada [...]

Tacsi: Ururka Ardaa oo Tacsi u Diraya Shacabkii Seemaal

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka xun dilkii foosha xumaa ee loo geystay muwaadiniinta ka soo jeeday Awdal ee iyaka oo nabad ku seexday la miray, kuwaasi oo kala ahaa: Ismaaciil Maxamuud Caateeye Dayib Maal Axmed Cumar Dayib Maal

Tacsi: Ismail Muxumed Caateeye – oo ka mid ahaa Marxuumiinta ku Geeriyooday Dilka Gaadmada ee Seemaal

Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajicuun – waxaan halka tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay abti Ismacil oo ka mid ahaa shacabkii masaakintii ee lagu dilay degaanka seemaal – waxaa ilaahay uga baryaynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo – qoyskii iyo qaraabadana uu samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin – Ilaahay [...]

Ottawa Somaliland Community Condemns the Semaal Killings

Ottawa Somaliland community condemns the Semaal killings and calls on the Somaliland government to act swiftly and decisevely on this matter. This savage butchery hits particulary home because the innocent victims were close relative to one of our well respected members, Abdillahi Shoodhe. To him and to all the victims families, our condoleances and prayers

Tacsi: Cali Cige (Cali Farmasi) oo Toronto ku Geeriyooday

Inaa lilaah wa inaa iluh raajicuun – Anigoo ah Sacad Ismail Samatar iyo Xaaskeyga Idil Cabdi iyo dhaamaan reer Sacad, waxanu tacsi u direynaa dhamaan reerkii iyo eheladii u kabaxey Eebe ha u naxariistee marxuun Ali Cige “Ali Farmasi” oo maanta ku geeriyodey magaalada Toronto ee dalka Canada. Eebe waxan ka bariney inuu marxuumka janadii [...]

Tacsi – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilayhi Raajicuun

Walaalayaal waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyskii iyo eheladii Hasan Mataan ahmed waxaan leehay ilahay samir iyo iimaan haynaga siiyo dhamaanteed waa inaga tagay sidaan u dhanahay meel walba oo aan joogno waanan tabayna aabo hasan mataan ilahay janadii farduusa hageeyo isaa

Tacsi: Geeridii Naxdinta Le Ee Ku Timid Jamaal Yuusuf Ibraahin Oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Borama

Waxaan halkan tacsi uga diraynayaa aniga iyo xaaskayga iyo dhamaan, dadkan hoosku qoran, walaalkay C/WAHAAB iyo Dhamaan Reer  Yusuf Ibraahim Gadhle oo walaalkood  shalay ku geeriyooday magaalada Boorame, laguna aasay magaaladaas,shalay 07/11/2011 waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo, danbigiisana ilaahay dhaafo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.

Tacsi: Marxuum Maxamud Ciise Jaamac-Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

TACSI UU DIRAAYO LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE ARRIMAHA DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA ALLaha U Naxariistee waxa xalay ku geeriyooday Hargeisa Maxamud Ciise Jaamac oo ahaa Aqoonyahan sare, siyaasi iyo oday dhaqan.

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Caadil Axmed Sayid Saadiq

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa walaalkayo Axmed Siyid Saadiq  inankiisii lagu aasay maanta ooy bishu ahayd24/8/2011, marxuunka oo la odhan jiray Caadil Axmed Sayid Saadiq oo wiil da’yar ahaa; waxaan ilaahay uga baryeynaa marxuunka inkastoo bil barkaysan uu dhintay, hadana waan ilaahay uga baryeynaa janadii farduusa ilaahy ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo ehelkiisa.

Tacsi – Siciid Cali Wayrax: Inna Lilah Wa Inna Ileyhi Rajicuun

“Anniga oo ku hadlaya magaca qaraabada hoos qoran iyo kaygaba waxaan annagoo aad uga murugoonaya baruurdhiig u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo axaabtii uu ka baxay Alla Ha u Naxariistee Saciid Cali Wayrax, waxaanan marxuumka Ilaahay uuga baryayaa in uu jannaddii ka waraabiyo. 1.  Sahra Maxamed Faarax (Nairobi) 2.  Cilmi Daahir Cilmi (Nairobi) 3.  Warsame Dahir [...]

Tacsi: Siciid Cali Wayrax – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Allaha u naxariistee waxa magalaada Hargeysa ku geeriyooday Siciid cali Warax; agaasimihii hore ee wasaaradda arrimaha dibedda ee somaliland. Geeridaa naxdinta leh ee ku Siciid waxan uga tacsiyeynaynaa dhammaan ummada somaliland gaar ahaanna reer Cali Wayrax meel katoo ay ka joogaan dunida daafaheega, qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay marxuumku waxanan leenahay samir iyo iimaan [...]

INAA LILAAH WAA INAA ILLAYHI RAAJICUUN: Marxuun Ahmed Areye

Waxaan halkan ku tacsiyadaynaaya walaalkeen Mahamud Ahmed Araye oo u shalay Aabayi Ahmed Areye ku geeriyooday magaalada Borame, in u Eebe Ehelkii, Qoyski iyo Qaraabadii reer Araye uu ka baxayna samir iyo Imaan dhammaanteen inaga siiyo, islamarkaana marxuunka u

Tacsi: Inaalilaah Wa inaa Ilaahu Raajicuun! Fanaanadii Kinsi Xaaji Aadan oo Maanta Hargeysa ku Geeriyootay

HARGEYSA – Fanaanadii caanka ahayd ee Kinsi Xaaji Aadan oo maanta ku geeriyootay Hargeysa. Fanaanada oo dhabtii ka mid ah fanaaniinta ugu da’da yaraa hoboladii Wabari ayaa tii rabi u timid. Kinsi oo wakhtigii qixii mudo ku noolayd dalka Yemen kadibna dalka Somaliland dib ugu soo noqotay ayaa lagu aasay magaalada Hargeysa isla maanta.

Tacsi: Cabdi Farah Abraar – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Anaga oo kala ah: 1-Abdulqadir Isse Abdurahman (kontonle) iyo Xaaskiisa ikraam moxamed 2-Cali Cumar Ugaas iyo Xaaskiisa Layla moxamed 3-Chiefcaqil Xasan-Ciid

Tacsi: Cabdi Farax Abraar – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Cabdi Farax Abraar oo ku geeriyooday magaalada Borame. Marxuunka ilaahay janadii haka waraabiyo samir iyo iimaana ha’inaga siiyo. Tacsida waxaan gaadhsiinaynaa saaxiibkayo Cali Cabdi Farah.

Tacsi: Jaaliyada Somaliland ee Dalka Yemen oo Tacsi u Diraysa Madaxwayne ku Xigeenka

Aniga oo ku hadalaya magacayga iyo kan jaaliyada Somaliland ee degan dalka Yemen gaar ahaana Jaaliyada gobolada galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Gabiley waxaan halkan uga diraynaa tacsi tiiraanyo leh Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo aan ka tacsi-yadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku  timid marxuum Aadan Ismaaciil Shirre oo ahaa [...]

Tacsi: Aadan Ismail Shire iyo Cabdiraxman Dixood – Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Aniga oo ah Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, kuna hadlaya magacayga , magaca qooyskayga, magaca reer Suldaan  Caateeye Suldaan Faahiye iyo magaca bahda HiilDan, waxan tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka kala baxeen labAda marxuum ee kala ah:  

Madaxwayne Axmed Silanyo oo Tacsi u Diraya Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici oo Adeerkii Jabuuti ku Geeriyooday

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Md. Cabdixmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo adeerkii Marxuum- Aadan Ismaaciil Shirre ku geeriyooday dalka Jabuuti 27-kii bishan May.

INA LILAAH WA INAA ILAYHIRAAJICUUN—ISMAACIIL CALI KAAMIL (INA BUURINACDAY) OO SAAKA KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALIYA EE MUQDISHO.

Ina lilaah wa’inaa ilayhi raajicuun Anagoo qayb ka mid qurba jooga beesha reer-maxamed waxaan tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka tegay ISMAACIIL CALI KAAMIL (BUURINACDAY) gaar ahaan waxaan tacsidan tiiraanyada leh gaadhsiinaynaa XUSEEN ISMAACIIL CALI KAAMIL oo ka mid ah caruurta marxuunka degana dalka NORWAY. Ilaahay waxaan u weydiinaynaa marxuunka in janadii [...]

Tacsi: Sadex Wiil oo uu Dhalay Daa’uud Muxumed Kaahin oo ku Geeriyooday Jabuuti

Wasiirka Dhalinta iyo Ciyaaraha Maxamed Ibraahin Madar , Sheikh Mohamed  Saciid Guleed, Mohamed Yousuf  Buuxane ,Xas an Siciid Guuleed, Mohamed Aadan Ibraahin,(D. Adan), Deeqa Siciid Guuled, Faarax Cabdilaahi Guuled , Barkhad cumar Xaaji Khayre, Muumin Jaamac Samaale,Daauud Cali Samaale , Warsame Nuur Kaahin, Sahra warsame