Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey”‘ Qofka wax akhriya dadka faham buu dheeryahay
Subscribe

Archive for the ‘tacsi’

Tacsi: Hooyo Caasha Cawaale Geele oo Djibouti ku Geeriyootay

June 04, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Inaa li’laahi wa’inaa ilaahu rajicuun: Bahda SayliciPress iyo dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qarabadii iyo eheladii ay ka baxday Hooyo Casha Cawaale oo ku geeriyootay magaalada Djibouti maalintii shalay. Ilahaay ha’u naxariisto marxuumada ilaahayna samir iyo iimaan ha’inaga wada siiyo. Tacsidan oo aan gaadhsiinayno gaar ahaan Cilmi Ahmed (Monticarlo) oo marxuumada Caasha Cawale ay hooyo u tahay.

(more…)

Inaa Lilaah waa inaa Ilaayhi Raajicuun - Marxuun: Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash

May 18, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Anagoo ah dhamaan reer cilmi boqore oo kala jooga  wadamada (Sweden, USA, Djibouti iyo Borama) Waxaan halkan  tacsi uga diraynaa

(more…)

Inaa Lilaah waa inaa Ilaayhi Raajicuun

May 17, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Anagoo Dhamaan Baahweynta wadanka Igiriiska (UK)
magacdooda hoos ku soo qoray ah tacsi u diraynaa
Ehel, Qaraabadii Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash
oo ku geeriyooday  magaalada Boraame

(more…)

Tacsi: Marxuun Muxumed aw Cumar: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

May 11, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa  Marxuum Muxumad aw Cumar Xaaji
oo Kugeeriyoodo magaalada boorame bishu markay ahady - May 08, 2008
Waxaan  Ilaahay uga baryeynaa marxuunka inuu Janadii fardawsa ka waraabiyo
Eheladii Iyo Qaraabadii uu Kabaxayna Samir iyo iimaan alla ha kasiiyo - Aaamiin.

(more…)

INNAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAJICUUN

March 31, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

Dhamaan bahweynta degan wadanka Igiriiska
waxay tacsi u dirayaan Awlaadi, Ehelkii iyo
Qaraabadii in uu Eebe samir iyo imaanay ka siiyo
geeridii ku timid marxumadii SIRAAD CELI (more…)

Inaa Lilaahi Wa’inaa ilayhu Rajicuun

March 31, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

Annagoo kala ah dadka hoos ku magacaaban waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelladii iyo qaraabadii ay ka baxday habaryartayo Siraad Celi. gaar ahaan innamadeedii Samaroon iyo Samatalis. (more…)

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun

March 30, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

Aniga oo ah Cumar Sult.Caateeye Sult. Fahiye , Xaaskayga  Fadumo Dahir
Cilmi iyo dadaka halkan ku qoran waxan tacsi kal iyo laab ah u diraynaa caruurtii, eheledii,  Somaali intii taqaanay guud ahaan iyo beeshii
ay magaceeda siday ee INA CELI, geeridii naxdinta lahayd ee ku timiday
allahaa u naxariistee SIRAAD DAHIR YAABANE oo loo yaqaanay SIRAAD CELI. (more…)

Tacsi: Inaa lilaahi wa’inaa ilaahu rajicuun

March 29, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

Anagoo ah dadkan hoose ku qoran oo kala joogna Seattle iyo London, waxan ka naxney geeridii ku timid Eddo Siraad Dahir Yaabane ( Siraad Celi), islamarkasna tacsi teeranyo leh u gudbinaynaa dhammaan caruurteeda ( Samaroun iyo Samatalis) iyo ehelkii ay ka geeriyotey inuu Eebbe samir iyo Iimaan ka siiyo, iyadna waxaan uga baryeynaa inuu naxariista jano ka waraabiyo. (more…)

Tacsi: Sirad Celi - Ilaahay Ha’ u naxariisto

March 28, 2008 By: mu Category: tacsi 2 Comments →

waxaan halkan tacsi tiiraanya leh uga dirayna eheladii iyo qarabadii ay ka baxay SIRAAD DAAHIR YABANE  (siraad cali) oo borama ku geeriyootay waxaan ilahay uga baryaya inuu ilahay najadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyoodayna ilaahay samir iyo iiman kasiiyo (more…)

Inaa lilaah wa inaa ilaahu raajicuun

March 27, 2008 By: mu Category: tacsi 3 Comments →

inaa_lillaahi.jpgDhamaan bahwaynta Saylicipress iyo asxaabtoodu waxay tacsi tiiraanyo leh u diryaan qaraabadii iyo qoyskii ay ka baxday Sirad Dahir Yaabane (Sirad Celi) oo maanta maqribkii saacada Borama 6:30 maqribnimo ku geeriyootay dhakhtarka wayn ee Borama, Awdal -Ilaahay Naxariistii jano haka waraabiyo Aaamin - Tacsidan naxdinta leh waxaan si gaar ah ugu gudbinaynaa  Asxaabta Saylicipress - Labada wiil ee hooyo Sirad - Samaron Cabdilahi Cilmi iyo Samatalis Cabdilahi Cilmi. (more…)

Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka “Malaysia” Ee Cariga Asia,

March 06, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN: Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka “Malaysia” Ee Cariga Asia, Waxaan Tacsi u Diraynaa Qoyskii & Qaraabadii & Dhamaan Asxaabtii uu Ka Tagay Bahwaynta Reer Awdal Meelkasta Oo Ay Joogaanba, (more…)

Tacsi: Xuseen daahir oo ku geeriyooday Boorama

March 05, 2008 By: mu Category: tacsi No Comments →

Inaalilaah wa inaa ilaahi raajucuun,Waxaan xalkan tacsi iga diraynaaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Xuseen daahir oo ku geeriyooday Boorama ,Waxaan tacsi u wada diraynaa dhamaantayo anagoo la murugoonayna saaxiibkeen ama walaalkeen mowliid xuseen daahir oo anagoo ah dhalin yarta joogta masar cairo , (more…)

Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka "Malaysia"

January 23, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN:Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka “Malaysia” Ee Cariga Asia, Waxaan Tacsi u Diraynaa Qoyskii & Qaraabadii & Asxaabtii Iyo Dhamaan Inta Ku Hadasha Afka Soomaaliga Amase Af Carabiga, Tacsidan Oo Ah Tacsi Lama Ilaawaan ah Qof Walboo Somali ah Maskaxdiisu Aysan Marnaba ka Maqnaani Doonin Ayuu Ahaa Alle ha u Naxariistee Marxuum XASAN SHEEKH MUUMIN GORAD…..

Prof. Maxamad muuse jibriil
Prof. C/kariim sh. Cilmi talan
DR:C/rassaq axmad qaalib
Eng.Qumane jaamac qumane
Dr. fahad cabdalla axmad
Abdihakeem Ahmed Ali Miigane ( Cabdi Fadxi )
C/qani maxamad c/laahi (abuwalad)
C/kariim xuseen miigane.
Maxamad muxumad caynaan
Faarah siciid daahir
Jaamac cumar maxamuud (rooje)
C/laahi xaaji siciid maxamuud
C/fataax maxamuud cige
Raage barkhad maxamuud
Maxamad c/laahi axmad
C/salaam c/laahi axmad
mawliid cumar mumin
Ramadan xuseen maxamuud
Xasan aadan cali
Axmadnuur cali muxumed
C/rasaaq axmad qaalib
Idiris habane cismaan
Maxamad mustafe muuse
Maxamad c/raxmaan barkhad
C/laahi bashiir sh. Faarah (borneo)
Sh. Mukhtaar ibraahim diiriye (ma dhibe)
C/raxmaan muuse Bile
C/salaam mustafe ibraahim.
Guleed khadar x.xuseen
C/wali cumar cali
badri maxamad cali ( barwaaqo)

Waxa Kale Oo Aan Tacsidan u Diraynaa Dhammaan Dadka Reer Awdal Iyo Ummada Somaaliyeed Oo Dhan Meel Kasta Oo Ay Joogaanba. Xasan Sheekh Mumnin Ma Uusan Ahayn Oo Keliya, Abwaan Ee Waxa Uu Ahaa Taariikhyahan, Aqoonyahan, Gabyaa Mu”alif, Iyo Hogaamiye Bulsho Oo Ay Adag Tahay Sida Loo Iloobi Karo Amase Lagaga Kaban Karo Marxuumka Illaahay Janadii Fardowza Ha Ka Waraabiyee Aamiin Aamiin Aamiin !!
Ilaahay Samirka Ha Inaga Wada Siiyo, Isna Janada Ilaahay Ha Ka Waraabiyo.
Inaa Lillah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.

Abdihakeem Ahmed Ali Miigane ( Cabdi Fadxi )
Emial —> Miigane@yahoo.com

Tacsi: Xassan Sh. Muumin - from I. Bakal

January 18, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Waxaan halkan uga dirayaa tacsi tiiraanyo leh; dhamaan eheladii uu ka tagay, marxuun Xassan sh.Mumin gorod. Ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo, danbigiisa allaha dhaafo.

aaaammmin
waxaana tacsida diraya dhamaan dadkan hoosku qoran:

1-RASHID ABDI BAKAL IYO XAASKIISA
2-NAFIISA CABDI BAKAL IYO ODAYGEEGA
3-SACAADA CABDI BAKAL
4-AXMED YUSUF BAKAL IYO XAASKIISA
5-CABDOO YUSUF BAKAL IYO XAASKIISA
6-MUSTAFE ABDI XAAJI IYO XAASKIISA
7-MAXAMED ABDI XAAJI IYO XAASKIISA
8-RASHID OMER DIRIE
9-HARAWE SH.OMER GOOD
10-A/RISAAQ Y.WAIRAX
11-XASAN ALI IBRAHIM IYO

DHAMAAN DADKALOO BADAN OO HALKAN LAGU SOO KOOBI KARAYN

MIDA KALE WAA QORSHE FIICAN HADII LOO BIXIYO GOROONKA XASAN SH.MUMIN STADIUM-WAA ARIN FIICAN WANAN TAAGEERAYNAA SALAAMU CALYKUM

Tacsi: Xassan Sh. Muumin - from A. Bakal

January 18, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

INAA ILAAHI WA INAAILYHI RAAJICUUN Waxaan Halkan Tacsi Tiiranyo leh uga diraynaaAbwan Xasan Sheekh Muumin oo shalay ku geeriyoodayOslo Norway.ilaahay janadii haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii iyo intuu katagayba ilaahay samir iyo iibaan hakasiiyo.Abwaan Xasan sheekh muumin wuxuu ahaa Abwaan Somalidu aad uqadariso aad iyo aadna caan u ah marka loo eego Abwaanada somalida kaalin fiicana ka soo galay fanka iyo suuganta soomalida.waxaan leenahay ilaahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAAMIIN AAAMIN

Waxaa tacsidan diraya dhamaan dadka hoos kuqoran

Mustafe Roobe Doodi iyo Xaskiisa
Xaaji Cumar Cabdi iyo Xaskiisa
Muuse Nuur iyo Xaskiisa
Cabdilaahi Fanax iyo Xaskiisa
Maxamed Dahir iyo xaskiisa
Maxamed Cabdi iyo Xaskiisa
Dahir waaberi iyo Xaskiisa
Cabdoo Bakal iyo Xaskiisa
Ahmed Yusuf Bakal iyo Xaskiisa
Maxamed Cabdi Xaji iyo Xaskiisa
Abderasaq Yusuf Wayrax iyo xaskiisa
Mustafe Cabdi Xaaji iyo Xaskiisa
Cisman Xasan Matan iyo Xaskiisa
Rashiid Cabdi Bakal iyo xaskiisa
Harawe Sheekh Cumar Good iyo Xaskiisa
Xasan Cali Ibrahim iyo Xaskiisa
Maxamed Kamakame iyo Xaskiisa
Cabdi Wacays iyo Xaskiisa
Axmed Cisman iyo Xaskiisa
Cisman Yusuf iyo Xaskiisa
Ahmed Garad iyo Xaskiisa
Rashiid Cumar Madoobe iyo Xaskiisa
Cabdikafi nuur iyo Xaskiisa
Rashiid Cumar Bile iyo Xaskiisa
Geesh Qaasim iyo Xaskiisa
Cumar Kamil iyo Xaskiisa

Ahmed Bakal

Tacsi - Abwaan Xassan Sh. Muumin - from M. Bille

January 17, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan reer Omar Bille dharaar iyo xaasaskooda oo ku kala nool England, America iyo Canada waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay abwaankii qaaliga ahaa ee Hassan Sheekh Mumin oo xalay ku geeriyooday magaalada Oslo ee wadanka Norway, waxaanan si gaara ugu tacsiyadaynayaa C/kariin Hassan, Mohamed Hassan, Abdalle Hassan , Madino Hassan and Safia Hassan oo kala jooga France iyo Somalia.
Waxaan illaahay uga baryayaa inuu janatu fardowsa ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.aamiin.

Mohamed O. Bille
Mbille7@hotmail.com
London , UK

Tacsi - Abwaan Xassan Sh. Muumin

January 17, 2008 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Anagaa ah dhalinta hoos ku Xusan magacyadoodu Waxaan tacsi Tiiraanyo Leh U direynaaa Aabaha Abwaanad Abwaan Hassan Sheikh Muumin (Gorod) OO Maanta Ku Geeriyoodey Magaalad Oslo Ee Wadanka Norway Waxaana Alaha Awood Leh Uga Baryeynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Ehelkiisa IYo Qaraabadiisana Samir Iyo iimaan Ka siiyo AAmiin Aamiin

1- Mustafe Cabadi Xabashi
2- C/ kariin maxamed Faarax dhago
3- Axmed Carab Da,uud
4- Mawliida jaamac aloore
5- C/rashiid jibriil Aamin
6- Idiris Xadi Ibraahim
7- C/qaadir maxamed Cilmi
8- C/qaadir cabdi Jibriil
9- khadar Yuusf Ibraahim
10- Rashiid Xadi idle
11- Samatar Xamse Aadan
12- Shire muuse jaamac
13- C/risaaq Axmed Kuwait
14- C/kariin Daheeye Ismaciil
15- C/qani C/laahi Jiiro
16- Maxamed C/laahi Diiriye
17- Faysal Faarax Aleel
18- C/karin Jaamac ALeel
19- C/raxamaan Ali Rooble
20- C/raxmaan Xuseen Xirsi
21- cumar Xaaji Daahir Aw Cilmi \
22- Maxamed xildhibaan Aare
23- Axmed Suldaan ( xildhibaanka *
24- Yuusuf Xuseen Suldaan
25-C/qani Dhagjar
26- Shirwac Arki JIrey
27- muxiyadiin baabuloo
28- Mawliid Dacawo
29- NIcmaan Makeyl
30- Fadxiyo maxamed xasan
31- khadra Xasan Kaahin
32- Raxma Sheekh C/laahi Muuse
33- Maxamed Ismaciil Axmed (Konka)


Xamse Samatar

samatar52@hotmail.com

Tacsi: Bahwaynta Saylici iyo asxaabtoodu waxay tacsi u dirayaan - Cabdiqani Ibrahim Farax Waadhawr oo Abihii…More

November 08, 2007 By: saylac Category: tacsi No Comments →

anagoo ah bahwaynta saylici oo intayada badan deris la’ahaa Ibrahim Farah Waadhawr waxaan tacsi u diraynaa qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Aabo Ibrahim Farah Waadhawr oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borama; ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo qaraabadiisii iyo eheladisii ilaahay samir iyo iiman hanaga siiyo.

Marxuum Ibrahim farah Waadhwar oo bahwaynta saylici badan koodu kusoo ag koreen; ibarahim Farah oo ahaa aabo ehlu diin ah oo dhamaantayo noo ahaa aabo aan kaga dayano ala ka cabsiga iyo taqwada korkiisa ka muuqatay.

waxaan tacsi si gaar ah ugu ditaynaa wiilkiisii Cabdqani Ibrahim oo ah saxaaibkayo oo ku sugan dalka djibouti.

Mukhtar Cige Amin
Cabdikarin Dahir Bile
Cabdiwahab Cilmi Boqore
Samaron Cabdillahi Cilmi
Faysal Muxumed Cilmi
Abaadir Soodan Cilmi
Cabdi Nuur Cawaale
Xassan Daahir
Geesh Qasim
Nasir Ahmed Miisaan
Daauud Adan Ibrahim
Mohamed Aadan Ibrahim
Yassin Maydhane Geele
Mohamed Xussen Ibrahim (shoodhe)
Cabdirahim Xuseen Ibrahim
Cabdirahman Xaaji Muhumed Suldan
Khayre Idris Xaaji Cabdi
Ilyas Idriss Xaaji Cabdi

iyo dhamaan inta aan immika halkan lagu soo koobi karayn oo aad uga naxay geerida ku timid Aaabo Ibrahim Farah Waadhawr; Ilaahay ha u naxariisto ….aamiin

A Note of Condolence to Murad Abdalla Mubarak’s Family and Friends

November 05, 2007 By: saylac Category: tacsi No Comments →

On behalf of all the members of the SUPROCON (Somaliland United Roads and Ports Construction) and my family, we are conveying our condolences to the members of all Abdalla Mubarak family and Murad’s children.

(more…)

Tacsi: Ahmed Gurey Nur - tacsi ka timi reer Cali Khayre ay u dirayaan Qaraabadii Ahmed Gurey

October 31, 2007 By: saylac Category: tacsi No Comments →

Aabo Cali Khayre iyo Hooyo Xabibo Xadi

1. nimco cali khayre
2. ruun cali khayre
3. maxamed cali khayre
4. umayma cali khayre
5. muxiyadin cali khayre
6. caasha cali khayre
7. muxibo cali khayre
8. hasan cali khayre
9. idil cali khayre
10. huseen cali khayre
11. hodan cali khayre
12. abdi qani maxamed abdilahi (abu walad)

dhaaman dadkasi waxay tacsi u dirayan ehaladi iyo qarabadi u ka geriyoday marxuun ahmed guray nuur oo ku geriyoday magalada borama waxay dhaaman dadkasi ilahay ugu bar yayan inu samir iyo iman ka siiyo dadki uka tagay isagana ilahay waxay uga baryayan inu raxariso jano siiyo…Aamiin Aamin