Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Oo Lagu Habaaray Saxaafada Dhibta Ku Haysa Dadwaynaha G/Awdal Iyo Salal
Waxaa maanta ka hadlay Masjid Jaamica Magaalada Boorama qudbadii salaada jimcaha ka bacdi Sh.Xaamud Cali Cilmi oo ka hadlay arrin baryahan aad u tabanaysay Saxaafada gobalada Awdal iyo Salal qaarkood oo noqotay mid xadkii loogu tala galay saxaafada ka baxday oo isku badashay qabiil, iyo isku dir reeraha wadagan Somaliland iyo dadkii ganacsatadii, cuqaashii wax [...]




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















