Comments for Saylicipress.net

Comment on TAARIIKHDII : Shiikh Isxaaq Bino Axmed Bino Haashim !!! by yahye bookh
runtii waxa laga sheekaynayaa waa tariikhdii sheekh isaxaaq binu ahmed waxaana laga sheekayaa taariikhda qoran ee lagama sheekeeyo mid la mala awaalay waxanan u sheegayaa wllahay sheekh samroon siciid tariikhda iyadaa is qortaa waxaana la yidhi naftaada waxaad la jecshay wllkaana la jecloow anugu {isaaq} idima necbin lakin waxaal la yaabay ma aha samroon oo dhan qaarbay ku jirtaa cuqdad isaaq nacayb ah wllyaal hadaad na nacdaan iyo hadii kalaba inag uunbaa wllo ah hadaad tariikhdayada wax ka sheegtaana ugu maynaan horayn wllo iscaaya waligeedbaa la arki jiray wllo isku hinaasa kkkk dhamaan waad salaamantihiin reer somaliland

Comment on Calanka Awdal Ma’aha Calan Jufo Gaar ahi Si Gaar ah u Isticmaali Karto by mukhtaar foosi ismaaciil
waxaan  ku farax san yahay anaa goo naa loo samee yay madax way ne oo awdal  ah waan ku farax san yahay maan taa bishaa ro han balyo ayaan udi rayaa madax way ne hee naa na fiican ilaa hay hanoo ga dhigo nin fii can amiin bishaa ro

Comment on Dood Furan: Maba Jirin Ugaas Samaroon Lahaa Muddo Dheer by hibo
asalaamucaleykum walaalayaal walaal waxaan idiin sheegayaa suxufiyiinta gobolka awdal gaar ahaan wesaydyo badan mid kasta waa inuu ka taliyaa danaha iyo danta samaroon walaalayaal walaaltinimo ha lagu wada noolaado ayaan idin odhan lahaa xumaan faa iido lagama gaadho iyo waliba qabiil xasuusunaada in qof walba oo ilaahay abuurey qabriyar oo cidhiiidhi ah iyo maro yar oo cadi sugayso sidaa darteet marwalba ha iloobina geerida ha kala fogaynina walaalaha muslimka ah ama umada wada dhalatay ee is dhashay ilah ka cabsada intaasaan idin odhan lahaa nin walba cidii ilaahay ka dhigay ayuu yahay camalkiisuna wuu raaci  markaasi waxaa la idiin ka baahan yahay inaad dadka wax fiican u sheegtaan oo aad faafisaan qabiil iyo kala dhimasho waxba lama sheegsheego  igana raali ahaada dhawrsada waliba allah dardii qof bila aadana haka cabsanina byyyyyyyyyyy

Comment on Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas by Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas | SAAXIL ONLINE MEDIA
[...]  Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas  [...]

Comment on Aaden Geedi (carabloo) oo Loo Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Guddiga Diwaan Galinta by mahdi yusuf
sax waa wanaag

Comment on Garnaqsi: Makaahiil Laba Magood Ayaa Ku Go’an by A.A.muuse
asalaam calaykum

waa runtaa wiil mahadcase makaahiil waxaa ku go an laba magood maaha ee waaa toban magood waaayo buburka ku dhacay gadabuursi iyaga ayaa ugu wacan aniga oo nin makaahiilana waan kula qaadanayaa qaladkaygana waan ogahay.

waxaan intaa kuugu darayaa maxamed casana shan magood ayaa ku go an waayo iyaga ayaa makaahiilna u xiga ooo walaalkood ah xalna may keenin waxaan leehay walaalahay maxamed case

nin aan makaahiil isku nahay iyo nin maxamed casa ah habeen bay ikala xigaan waa ilmaadeertiii koobaad iyo kiii labaad labaduna waa walaaladay ee inta imika eedaynta aan ka baxno shir gadabuursi ma u ol olaynaa

inagoo dhan

wa bilaahi towfiiq

Comment on Majabhadan Yar Baan Soo Raraa? Caydii Sokeeye ka Daalee ma Beesha Dhexaan u Sheegaa Inaan Ilmo Rayaale Ahay? by A.A.muuse
asalaamu calaykum aadbaan horta kuuu salaamyaa yuuusufow

horta waxaad tahay nin aftahana kuma garanaayo ee inta aad balaaqadaada u adeegsanayso inaad tolkaa  eeedayso maxaad ugu adeegsan wayday inaad tolkaa isku keentu adba aad hogaan ka noqotide

xaqiiqadu waxay tahay samaroon guud ahaan marka laga reebo inta siyaasada isku haysa oo malaha adna aad ka mid tahay waxan aad ka sheekaynasaan dan uguma jirto mana oga

samaroona afar  website oo isku jawaabaya oo sun afuufaya waa ka balaadhan yahay

ee waxaan ku odhan lahaa adiga iyo raga kale ee wax qora dadka sunta ka daaya rag horena waan ku idhi adna sidaasaan ku leehay

Comment on Suldaanka Beesha BahaberCabdalle Makaahiil oo Iska Fogeeyay Waxa Loogu Yeedhay Ugaas Guud iyo Makaahiil Weyne by Saylicipress.net | Majabhadan Yar Baan Soo Raraa? Caydii Sokeeye ka Daalee ma Beesha Dhexaan u Sheegaa Inaan Ilmo Rayaale Ahay?
[...] http://saylicipress.net/2011/09/09/suldaanka-beesha-bahabercabdalle-makaahiil-oo-iska-fogeeyay-waxa-... [...]

Comment on “Awdal State Failed, Another Attempt – Let us Try to Divide and Destroy The Gadabursi Nation” Ujeedada Hawlwadeenada Ugaas Doon by Habar cafaan boy
waar ninkan abiib la leeyahay waa nin habar cafaana waana la qabtay oo jeelka hargeisa ayaa loo dhaadhiciyay markaa habar cafaan kaas ayay rabeen in ay afduubtaan kiina abaalkiisa ayay habar cafaan marisay, inkasta oo xataa hadii uu raaci lahaa aanu waxba u tarayn shaqsi waayo dee habarcafaan maanta waa mid nin iyo 100 xataa wxba u ma noqdeen nasiib wanagse, hal nin ayaa naga falaagoobay oo ay ugu sheekeeyeen awdalsatate ayaad ka noqon madaxweyne kiina jeel ayaan abaalkiisii ug adhignay.

markaa maxadcasoow taas ayaa inoo balana iyo sharafta gadabuursi oo aynu ilaalino, qolodana makaahiilna waa in ay ku noqdaan ethopia, ninkan awoowgii waa doodiye kam auu talin jirin dhul somaliland ah ee ethopia ayay ahayd sheekadiisu. halkan wax ka talinjiray maxadcase iyo habarcafaan, dakan dhulkoodii la qaatay duhur cad ee boorama ayaan boqortooyo ka dhexsamaynaya leh way riyoonayaan.

reer nuur waan ognahay in wajaale duhur cad lagala wareegay iyagoon dagaal lagu qabsan, ilaa dilla duleedkeeda la soo degey dacwaleey, ooy reer gabiley ku doodayaan dilla gabiley ha la raciyo. makaahiilkan kalena dhulkoodii jaarso ayaa qaadatay.

waxay afka la dhacaan lughaya la qaatay, waan yaabaa ilayn maroodi takarta saaran ma arko.adeer rag ayaa u jooga lughaya xataa cagta isaaq ma soo dhigi karo, ee dhulkinii la qaatay u faataxeeya.

riayana joojiya.

ehlu bayd cafaan iyo case, noolaada.

Comment on Nuxurka Kulankii Xalay Dhalinayarada Beelaha Habar Cafaan Iyo Hotel Maana Ee Magaalada Borama by abiib
bravo, dhalinta beelaha habar cafaan. waar ragan hinaasihii ay saylci ka qaadeen kolba dhinac u eryayo ee wareersan yaa naga qabta.

waxa kale oo aan hanbalyo leeyahay shabakda cusub.

booramaonline,

Comment on Ha’ayada Camuud Foundation oo Dhegaha ka Furaysatay Abaaraha Ba’an ee ku Habsaday Degaanka Lughaya iyo Saylac ee Gobolka Awdal iyo Selel by Jaamac Daacad
Horta xaqiiqdaan idiin ogahoo Camuud Foundation waxoodu waa istusnimo inta badan ee sadaqad maaha. Ta kale waxa ku jiraa waa dhawr nin oo naago Daarood ah qaba una gurmada Gedo, Bay iyo Bakool. Waxaanayse ogayn in sadaqadu ka bilaabanto gurigaaga. Wasalam.

Comment on Su’aashu Waa Ninkaad Shalay Diiday Maanta Muxuu kaa Yeeli? by Abdisbur
Abdisabur weeyee ma aha Dr Abdishakur

Ninka Ugaaska diidani waa nin midnimo diidan, waa nin dagaalwada

somalina dar’iiqaas bay ku dkamadeen

sidan ninkii wax sheegaba cadho loogu soo jawaabayo

horumar ma leh bal qoraalkayga wada akhri ilaa dhamaadka

Eag bal xaalka japan .

Inaku ma tartamaynee waa inaan la tartanaa japan.

hoos ha Eegine meelfog wax hala ga Eego

wa balaahi tofiiq

Abdisabur sh Ali jowhar

Comment on Ninkaad Maanta Diidaa Bari Siduu Kaa Yeeli? Dr. Cabdishakur Jowhar by caaqil weyn
ugaaskiina hadii la diido dhulku muu baabaayaa . umalayn maayo in qabiil ama qolo ay wax yeeli karto danta guud .

Comment on Ha’ayada Camuud Foundation oo Dhegaha ka Furaysatay Abaaraha Ba’an ee ku Habsaday Degaanka Lughaya iyo Saylac ee Gobolka Awdal iyo Selel by heesta maanta waa fanaankii dada yarlahaa ee boqol oo kaban ka kaga hadlinaaya « GIRIYAADNEWS
[...]   Share this:TwitterFacebookLike this:LikeBe the first to like this post. [...]

Comment on Tacsi: Siciid Cali Wayrax – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun by mohamed
inaalilahi waa inaa ilahay rajicuun Geeridaa naxdinta leh ee ku Siciid waxan uga tacsiyeynaynaa dhammaan ummada  reer Cali Wayrax meel katoo ay ka joogaan dunida  qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumku ilahay qaadirkana naxariistii jano ka ha waraabiyo anguu ku hadlaya afka gurbajooga beesha bahar celi

maxamed cabdliahi sanjeex