AMOUD - jaamacada Camuud oo ku fadhida dugsigii sare ee Camud iyo dusigii sare ee beeraha Camud ayaa maamulka jaamacada waxa soo hayey xubno kala duwan inkastoo maamulka sare sidii jaamacada loo aasaasay 1998. Asaaskii jaamacada waxa door wayn ka qaatay Axmed iyo Cabdilahi Xashi Abiib oo markii danbe ay wada shaqayn kari waayeen Suleiman Axmed Guled sidaana ay uga baxeen jaamacada Camud. Inkastoo ay jaamacadu tahay hanti dadwayne hadana xukuumadii Dahir Rayale ayaa maamulka iyo maaraynta jaamacada door wayn ka ciyaartay. Isagoo Prof. Suleiman A. Guled yahay hadal qorihii Dahir Rayale iyo cilaaqaad gaar ah oo ka dhexeeya Rayale iyo Guled.
Haddii aanad wali caawin kasoo qaybgal inaad caawiso dhismaha Dugsiga Hoyga wata ee loogu talo galay in dhalinyartu xeebtu ku taabo gasho; Sawiradan oo ay soo qaadeen socdaal qurbojoogu ku tagay magaalada Geb ayaa waxay soo sheegeen in dugsigu meel dhexe marayo loona baahan yahay caawin aan loo kala hadhin oo lagu dhamystiro.
Top stories: President Rayaale in order to save your name and the country you need to resign; The United Nations is a failed and an irrelevant organization that outlived its usefulness;
At the end of February 2009 a clash between the Reer Xareed and Maxamuud Nuur clans took place in Burdi near the town of Baki, Awdal, over a land dispute. The conflict caused death, displacement of people and looting of property. This conflict opened a wound between clans and sub-clans Reer Xareed (who belong to Jibri Abokor of the Cumar Jibriil lineage) and Reer Maxamuud Nuur (who belong to the Reer Nuur lineage of Nuur Yoonis).
The Somaliland Diasporas are fully supporting Kulmiye’s call for Peaceful Rallies Throughout the Country
The theme of the day is change. president Rayaale do the right thing and voluntarily leave office when your time expires. Kulmiye is for peaceful transition of power. They are for democracy, the rule of law, and they following Somaliland’s constitution. Kulimye emerged as a powerful, peaceful and responsible national party. Somalilanders want this emerging reform party to lead the country in the right direction.