Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey”‘ Qofka wax akhriya dadka faham buu dheeryahay
Subscribe

Music

Heesta Maanta: iska daansha daashoo! - midhihii Cumar Dhuule - Remix! Dhuule lama sheegin inuu heestan ku luuqeeyey laakiin waxa nasoo gaadhay inuu sameeyey (AUN); Waxa qaaday Siiteey!!!


Quantcast

Midhaha:
Daadkii jacayl baa iqaaday
Dareenkaagiiba ila fogaaday
Dookhiiyo naftaa ii heshiiyey
Alla! waxaan daayey baan dib u bilaabay
Durba nabar xanuunaan u darisey
adiguna horteed ima dawaynin

Iska daansha daashoo dhulkaagoo
Allah idishiye huuno ha’igu diganin

PartII:
Anoo dumarka iyo sheekadoodaa
iska daayey oo aan ilaaway

Dabin sow adigu iima qoolin
Anoo daalan hawl ilama doonan
 Qalbigayga ima docondocaynin
 Mudo hadalo iguma duraynin
Allah iska daansha daashoo dhulkaagoo
Huuno idishaye haygu diganin




Quantcast