Maanso (AWDAL WAA IDIL) bishaaro “welcome AWDAL”
Awdaloo ilwaad quraxa loo edega loo xaadhay
iyadoo orob dhaaftay oo uunku daba yaacay
afkaartaydu taasay runtahay mala awaalkayga
Read the rest of this entry →
Awdaloo ilwaad quraxa loo edega loo xaadhay
iyadoo orob dhaaftay oo uunku daba yaacay
afkaartaydu taasay runtahay mala awaalkayga
Read the rest of this entry →
waayaha aduunkaa
weecweeca keenee
kugu wiirsan maayee
walaalkaa ayaan noqon
Read the rest of this entry →
sida aan wada ogsoonahay adeer rayaale wuxuu iib geeyey gobolka salal ee uu ka dhex sameeyey gobolka awdal.
inaalilaahi wa inaa ilahi raajicuuun ilaahay ha unaxariisto walaalaha naftaadii ku waayay doontii maalinta dhawayd runtii waa wax aad looga murugooday dhabarjab wayna inagu ah dhamaanteen;
Runtii maanta waa maalin madow, waa maalin tiiraanyo iyo murugo badan,
Waa maalinta indhihii iyo ubaxii awdal iyo salal ay masiibo ku qabsatay,
suaashan waxay ka soo dhexbaxday markii tiro koob lagu sameeyay kaamamka qoxootiyada lagu qaabilo, xarumaha la iska dhiibo kuwa deeganka ah iyo kuwa kumeelgaarka ah iyo waliba dadka ku nafwaaya doonyaha tahriibka ee soo beegsanaya wadamadan yurub inta badan.
Salaamu calaykum, maanta waa maalin aad iyo aad u murugo badan, maanta waa maalin hooyo ay wayday wiilkeedii, maanta waa maalin walaal uu wayey walaalkiis, maanta waa maalin saxiib uu waayey saxiibkii qaaliga ahaa, runtii dhacdadani dhacday waxay noqotay dhacdo aad u xanuun badan oo samayn ku yeelatay dhamaan bulshada reer awdal ahba,
Su’aal kala wanaag badan
Kala saxan run iyo been
Ini siran in waa silic
Sobob tuna mar waa door
Read the rest of this entry →
Waa ayaanba ayaan, imikana ubadkii Awdlabaa u badheedhay inay tahriibaan, oo naftooda biimeeyaan. Waxay doorteen in halkii ay ku dayacnaan lahaayeen dhulkoooda hooyo ay ku dhintaan badaha waaweyn dhexdooda, oo maydkoodana qariyaan. Iyagoo doonidu la degayso ayay la hadlayeen ehelkoodii ugu xigay. Waa wax laga muraaro dilaaco, lehna murugo aad u weyn.
Read the rest of this entry →
In 27 th May 1988, once war erupted in northern regions of Somalia – now, independent Somaliland – the displaced refuges from Hargiesa, Burao and Berbera made shift into UN refuge camps in Ethiopia for three years. The children in the camps attended schools in Ethiopia and some learn Amhari, the official language of Ethiopia, fluently. As the children had no other option except to learn in Ethiopian Schools, becuase of the Somali government bombed their houses.