Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey
Subscribe

Maanso jacayl (XAASIL) .ha dulcararine ujeedada fahan

October 06, 2008 By: opinion Category: Opinion

maanso jacayl(XAASIL)ha dulcararine ujeedada fahan   
 
asc wr wb salaantaas islaamka kadib maansadanwaxay soobaxday 6/10/2008 subaxnimo isniineed waxaad horay iiga barateen maansooyin isku dhafa ha ubadnaadaa kuwa jacaylka ahe waan is idhi si,ay noqonse allaah oge inay maansadani wax sookoobi doonto Read the rest of this entry →

KHAA’INKA, MUNAAFAQA IYO TUUGU MAXAY WADAAGAAN?

September 14, 2008 By: opinion Category: News, Opinion

KHAA’INKA, MUNAAFAQA IYO TUUGU MAXAY WADAAGAAN?

UK:14Sept,2008
Tuug garannay oo waa nin xaday qof aan ogeen. Tuugu waxuu eegtaa meel dagan, dayacsan. Waxuu ka sii sahamiyaa sidii aan loo qabteen. Wuu baqaa oo kelyo ma laha Read the rest of this entry →

Siyaaradii Awdal iyo Su’aalihii Salal!!! Cajab? Q-1

September 12, 2008 By: opinion Category: Opinion

Siyaaradii Awdal iyo Su’aalihii Salal!!! Cajab? Q-1

Sept,2008

Oday magiciisa la yidhaahdo (AWDAL) maqaamka uu galana ku yaalo magaalada Borama, ayaa maalin maalmaha ka tirsan ka socdaaley Borama, socdaalkaasi oo ahaa siyaaro dhab ah iyo indho-indheyn uu rabey in uu ka war doono wacyiga ay ku sugan yihiin awlaad Read the rest of this entry →

Qurbo joogta Awdal oo soo dhaweeyey siyaasada cusub ee Prof AAr iyo Eng Saylici

September 08, 2008 By: opinion Category: Opinion

 07 SEp,2008

Qurba jooga reer awdal oo si wayn u soo dhaweeyay siyaasada cusub ee ay hogaaminayaa Prof Aar iyo En Saylici.
 Tan iyo markii uu dhamaaday shirkii golaha dhexe ayaa waxaa isa soo taraya taageero Read the rest of this entry →

Ramadaan iyo Raaxada qalbiga

September 08, 2008 By: opinion Category: Opinion

RAMADAAN IYO RAAXADA QALBIGA

Axmed CarwoWaxa la galay toddobaadkii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxa la laasimay daacadda Eebbe, oo lagu gutay jihad adag iyo samir. Haddaba sanadkan oo dalalka waqooyiga Read the rest of this entry →

Maanso ku saabsan natiijadii Doorashada X,kulmiye : by Saciid Ali Sharmaake

September 05, 2008 By: opinion Category: Opinion

Maanso ku saabsan Natiijadii doorashada By Saciisd ali Sharmake 

 LAYDHII TOG-DHEER

Heedhe laam-ka maanso,anigoo ku laaciba
Ayaan daayay luuqdeed,inkastoonan laabine

Read the rest of this entry →

Xadiiskii Xudeyfe iyo Hadalkiisii

September 02, 2008 By: opinion Category: Opinion

Xadiiskii Xudeyfe iyo Hadalkiisii

 << Asxaabtu Nabiga N.N.K.H,waxya waydiin jireen khayrka iyo meelaha uu ka dhowyahay, Albaabadiisa iyo ajarka ay ka helayaan, Anniguse ” Xuddeyfe” waxaan weydiin jiray Nabiga S.C.W.Sharka iyo Albaabadiisa, si aanan ugu dhicin ugana Read the rest of this entry →

Xidhiidhkii Muslimiintii Saylaca iyo Nasaaradii Xabashida Q2aad.

September 02, 2008 By: opinion Category: Opinion

September 02, 2008 By: jb  Xiriirkii siyaasiga ahaa ee dhexyiil Muslimiintii Saylac iyo Nasaaradii Xabashida

Qarniyadii dhexe  1250-1543M

Qaybta Labaad : Akhri: Qaybtii 1aad

Sidaa daraadeed, jabkii gaaray dhaqdhaqaaqii ugu xoog badnaa uguna dambeeyay ee reer Read the rest of this entry →

Sadaqa & Riba : In Surah-e-Baqra of the Quran Discusses both Sadaqa & Riba

September 02, 2008 By: opinion Category: Opinion

Sadqa and Riba

People who follow the orders and way of arrangements of the Holy Qur’an are well a ware of the fact that most of the times the Qur’an joins together two different and oppositethings, presenting a far-reaching effect and suitability between different verses. Read the rest of this entry →

The QURAN and HADITH on Fasting

September 02, 2008 By: opinion Category: Opinion

THE QURAN and HADITH (Hadis ) on FASTING
September 02, 2008

THE QURAN ON FASTING
“O you who believe! Fasting is prescribed for you as it was prescribed for those before Read the rest of this entry →