Hanbalyo: Aroos - Abdirashid iyo Asma Sh. Abdilahi
Dhamaan Ardaydan oo wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Hanbalyo iyo Bogaadin Aan la soo koobi karin u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada…
Sidoo kale Anigoo ah C/samad X Axmed Misan iyo weliba Ardayda wax ka barata Jamacada Karachi waxaanu si wadajira tahniyad ugu diraynaa
{ Boqorka Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Boqrada: Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar }
oo meherkoodu ka dhacay Magaaladda Borame ee gobolka Awdal,Jamhuuriyadda Somaliland Tariikhdu mar kay ahayd 30/3/2009, waxaanu Leenahay noqda ku wii isku waara oo ubad iyo khayr qaba kala hela, weliba waxaanu idin leenahay { Reerkii Lagu Naste Lagu Negaadee Wada Jiree Nabad gala Allahayoow Idinka yeel.} { Waynaha waxaad waydiisataan ha ka waayinee wada Nolaadoo Nabad Ku Waraa Wada Nolaadoo Nabad Ku Waraa }
aamiin-aamiin-aamiin -aamiin-aamiin-aamiin
Magacda Ardayda Jamacada Karachi,,
1-Abdisamad X ahmed { Misan Khan }
2- Farhan Bashir Hassan
3- Ayaanle Aadan Xasan { Ayanle Yare }
4-Adam Mohamed Adam { Masri }
5-Abdiwali Abdullahi Jamac
6-Abdirahman Mohamed qeylshe
7-Abdinasir Mohamed Sheikh { Shubka}
8-Abdirnasir Mohamed Cali { Dinaa }
9-Abdirizaq Mohamed Yuusuf { Ithna Cashar }
10-Abdirizaq Mohamed Aadan
11-Hassan Mohamed Aadan { Kuwataro }
12-Mohamed Abdirizaq { Cagayare}
13-Ibarhin Mohmed Olad {Indha Shite}
14-Kamaal Guuleed
15-Qays Husein Buraale
16-Farhan Ali Elmi
17-Mukhtar Diriye Khalif
18-Ali Bishar Abdirahman .
19-Ahmed Huseen Irbad
20-Abdifatah Mohamed Adan .
Dhamaan Anagoo ah Ardayda Jamacada Karachi waxaan mar labad leenahay hanbalyo Boqorka iyo boqoradaba,,,,,,,,,,,



