Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey
Subscribe

Archive for the ‘Opinion’

Danaha Samaronka Ayaa ku Horeeya Danta Somaliland

April 02, 2010 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahir Rayaale oo codsaday in lagaga hadlin  waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan ee hadaanu nahay jaaliyada reer awdal iyo salal ee ku dhaqan dalka switzerland waxaan leenahay prof ahmed ismaciil samatay iyo ugaas c/rashiid ugaas rooble ugaas doodi hanbalyo hanbalyo hanbalyo shirku yaanu dibu dhicin waxaa samaroon dani ugu jirtana kaga hadla  anaguna hadii aanu nahay dhalinyartii samaroon waan idin garab taganahay 
 
(more…)

An Eye for an Eye a Tooth for a Tooth is the only solution that can bring Awdal back to the so call Somaliland

July 28, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

We live low and dishonest times, where false propaganda comes fast and furious, but anyone who try to normalize the position that Awdal is in today needs a reality check. Because people of Awdal are in a state of shock and it is shame to hear that some of us (Awdalistes) speaking on same intensity about peace and stability as to those other part of NORTH SOMALIA who their own people had committed such a crime but yet expecting the families of the victims to share a dream of a stable country that has never existed in the real world.
(more…)

Dadqalatanimada Somaliland, Daacad la’aanta Duqowdooda iyo Damiir xumida Siyaasiyiinta Dulmanayaasha Reer Awdal iyo Gabiley

July 28, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Taariikhdii hore iyo tan  usub ee soomaalida midna laguma hayo ficilka wuxuushnimada ah ee dhawaan ka dhacay dhulka u dhexeeya Degmada Dila iyo Gabiley halkaas oo sida la wada ogsoon yahay lagu qashay afar nin oo safar ah jidhkoodiina lagu googooyay  xoolahoodiin lagu dhacy, dumar tirabadan lagu kufsaday iyada oo waliba ficil kasta oo anshaxa iyo akhlaada ka fog oo ay dadqalatadaasi sameeyeen  ay sawir iskaga qaadayeen.   (more…)

Aqoonsiga Somaliland, iyaa Haya, Mase Yahay Daruuri? By. H. Gahayr

May 04, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

A. Hordhac: Waxaan filayaa su’aashan jawaabteeda in dadka badankiisu, meel dheer oo
debeda ku taal, ay ka raadiyaan. Nimba meel bu kala dhacaa: Ingiriis,
Mareykan, Faransiis… Haddii ay taasi jirto, maxay dawladahaasi uga
meeraysanayaan labaatan sano ku dhowaad ayay ummadda reer Somaliland
raadinaysaa tageero iyo aqoonsi eh? Ta kele, horta aqoonsigu ma yahay
daruuri?

(more…)

Dawlada Hoose ee Boorama Talaw Ayay Ka Sugaysaa Inay Guraan Qashinka Tuulmay Magaalada Dhexdeeda ? By Cabdilaahi Xaaji Saciid

April 20, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Shaki kuma jiro in xilka ugu wayn ee qashin ka nadiifinta magaaladu saaranayahay Dawlada hoose ee Boorama, oo run ahaantii la odhan koro xilkaasi way iska hilmaantay gudashadiisa . Taasina waxay hoosaasin iyo hodadaamo ku keentay dadwaynaha ku dhaqan magaalada oo xilkaasi gabi ahaantiisaba ku haleeyay Dawlada hoose . Taasina ma aha sida dhabta ah arin sax ah mar hadii ay Dawlada hoose dayacday xilkeedii waxa looga baahnaa dadwaynaha inay gutaan xilka ka saaran nadaafa oo cid kasbta dan u ah.

(more…)

Colaada Dagaal ee u Dhaxaysa Bariga Dilla iyo Galbeedka Gabiley Waa Qandaraas ay Qaateen Dahir Rayale, Wasiirka A/Gudaha iyo Ina Maxamed Raage

April 18, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Illaahbaa Mahad oo dhan iska Leh, Nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaato Nabigeenii Suubanaa Maxamad SCW, intaas kadib waxaan halkan kasalaamayaa dhamaan Mareegaha internetka ee Jamhuuriyada Somaliland (JSL)  (more…)

Abaal Daranow ka Joog Ibraahim !!!!!!!!!!!

March 31, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Aniga oo ka mid ah akhristayaasha website yada maxaliga ah waxaan halkan kaga jawaab celinayaa maqaal ku soo baxay Hadhwanaag News 30kii October.

(more…)

Somalia: The Road to No-Where

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Part one: In the tragically driven drama in Somalia, there are inside players, outside actors and two victims. Whether it is the inside players or outside actors, each one creates a cascade of events, actions and steps that guarantees the perpetuation of the plight that tremendously affected the two victims –Somalis and the Somali Country-  

(more…)

Shabakadaha Ugu Caansan Ee Awdal/Selel Wax Maka Taqanaa?

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Marka Hore Waxa salab qaali ah u dirayaaa Tafatiraha iyo Mamulaha Labada shabakadood Ee Hiildan.com Iyo Allboon.com Dadka Ka Saaray dadkii ku xirnaa Qasnada Ee Cidii La doono lasoo hadal qaadi jiray Ciidi doontana haan cidnaba hadal qaadi jirin hadana labadaasi shabakadadood waxay noo noqdeen Meel Fikradaha lagu dhiibto meelaha igu caaansan dadka af somaliga ku hadla,run ahaantii Waxa laga xoroobay mashii Koontada loo xiran jiray walibana hadh iyo habeen waxa u tagan yihiin tagerada shacabka aan warkooda lasoo baahin jirin, Run ahaantii aad ayaan ula dhacsan nahay sida qiimaha iyo sharafta leh Ee uu Mumulaha uu Wakhtigiisa qaaliga u siiyo in uu Dadka ka Haqabtiro Wixii Ay u Baahnaayeeen 
 
(more…)

Wali ma ku fikirtay in shareecada Islaamka si Badhax Tiran Looga Dhaqan Galiyo Somaliland?

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion No Comments →

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada, iyo akhristayaasha sharafta badan.         Quraanku waa fasaradii iyo tifatiridii uu inoo soo dajiyay rabigeenii ogaa sirta iyo waxa  qarsoon Rabigii ogaa waxa isha iyo laabtu qarsanayso.  Islaamku waa diinta Allaah ee saraynta leh ee  uu udoortay jiritaanka oodhan. 

(more…)