Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey
Subscribe

Archive for the ‘Suugaan’

Maanso ( DHAWRKANI BAL SIIQORO) - By A. Cige

April 20, 2009 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

Salaamu Calaykum: dhammaan akhristayaalsha sharafta leh salaan kadib bal maansadan xiisaha iyo humaaga shishe iyo doorashada diineed ee qofka kulaqaybsanaya nolosha salka uah
 
(more…)

Maqal Maansadii Digniin - By Dhamac

March 21, 2009 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

salamu caleyku waxan salan iyo bogadin u soo jeedinaya howl wadeenada shabada
iyo dad weynaha sharafle intaa kadib waxan rabaa in aan wax yar fikradayda ka dhiibto
xafladihii dhacay todobaadkii hore ee ku saabsanaa haweenka iyo malinta dumarka ee calamka
 
(more…)

Maanso “Dhamac” C. D. Cige

March 21, 2009 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

Asc waraxma - dhammaan akhristayaasha sharafta leh dabcan waa layara kala mashquulay hawlaha adduunyada ayaa qofba meel ku ootay haddana sikastaba hanoqotee laga tagi maayo inaa haddana bal waxoogaa la isfarriimeeyo waa maanso jacaylah oo lamagac baxday DAMAC akhris wacan
  (more…)

Maanso - Xasuus - Maxamed Dhamac

February 15, 2009 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

salamu caleykum salanta islamka kadib waxan salamaaya howl wadenada shabakada saylacipres iyo baha weynta sharaftale intaa kadib waxaad ku soo dhawataan maanso la yidhaado xasuus akhris wacan
 
(more…)

Ii dhigo ayaan kale: A/Fatah Dahir Cige

January 26, 2009 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

Ii dhigo ayaan kale

 1-Haddii aan ayaaneey

2-Ayaan fiican jiri layd

(more…)

Maansadii Geyigeenu Waa Hodan! By M. C. Jamac - Cairo

December 30, 2008 By: opinion Category: Suugaan 1 Comment →

Salamu calaykum waraxmatulahi warakaat  salanta islamka kadib waxaan salamaya bahwaynta safataleh waxan  odhan laha sanadan sanadeed ilahay khayr ha inagu gaadhsiiyo intaa kadib maansadan waxaa igu kalifay markii aan arkay dadka wadanka aan  daganahayleh oo aad wadankooda ujecel kuna faana iyo inaga farqirga inoo dhaxeeya iyo sida waliba dalkeenu uu khayraad u buuxo ku dabeeciya iyo ku duunyaba akhris wacan
  (more…)

English Poem: By Samaron Roble Hassan - UK

December 29, 2008 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

asalamacaykum, dhamaan akhristayaasha iyo shaqalaha shabakada salaanta kadib waxan maanta  go’aan ku gaaray bal in aan ini  soo bandhigo gabayo english ah oo mudaba aan curin jiray si aad ila  wadaagtan ,fikirkinana aad igu soo tabisaan iyo wixi kale ee talooyin ah ee ku saabsan gabayadan adigo mahadsan akhriste.
 
(more…)

Waa Gabay la Yidhaa “Heegan” by Siciid Cabdi Dheen

November 05, 2008 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

Salaamu Calaykum - Waa maalintii afraad ee shacbiga Somaliland ay duugayaan shuhadadii ku geeriyootay  ismiidaamintii ka dhacday caasimada dalka Somaliland ee Hargeysa. Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan shacbiga Somaliland gaar ahaan qoysaskii ay ka’shahiideen mujaahidiintu inta dhawacana waxanu leenahay  ilaahay ha siiyo caafimaad; meel ay diinta kaga jirto in dad sidan loo xasuuqo oo qaraxan oo kale lala beegsado  umad muslima meel ay diinta kaga jirto anigima garanaayo tixdana  waxay ka hadlaysaa qaraxaas ka dhacay magaaalada Hargeysa.

(more…)

maanso(ADUUNYADA ILAAHAY!!)qaybtii koowaad ee maansadii ugu dheerayd maansooyinka afka soomaaliga

July 30, 2008 By: opinion Category: Suugaan No Comments →

asc wr wb salaantaa sharafta leh kadib waxaan bulshadayda usoo bandhigayaa maansadii aan ugu talagalay inay noqoto maansada udheer maansooyinka afka soomaaliga ah oo hada aan inii soodayn doono qaybtii koowaad oo ka kooban 1000 bayd amaba dhidib.

(more…)

Maaso Jacayl ah (Sahan)

July 16, 2008 By: opinion Category: Suugaan 1 Comment →

hadduu geed curdina baxo
laamaha cagaarsado
midhuhuu ku caan yahay
(more…)