Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey
Subscribe

Shabakadaha Ugu Caansan Ee Awdal/Selel Wax Maka Taqanaa?

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion

Marka Hore Waxa salab qaali ah u dirayaaa Tafatiraha iyo Mamulaha Labada shabakadood Ee Hiildan.com Iyo Allboon.com Dadka Ka Saaray dadkii ku xirnaa Qasnada Ee Cidii La doono lasoo hadal qaadi jiray Ciidi doontana haan cidnaba hadal qaadi jirin hadana labadaasi shabakadadood waxay noo noqdeen Meel Fikradaha lagu dhiibto meelaha igu caaansan dadka af somaliga ku hadla,run ahaantii Waxa laga xoroobay mashii Koontada loo xiran jiray walibana hadh iyo habeen waxa u tagan yihiin tagerada shacabka aan warkooda lasoo baahin jirin, Run ahaantii aad ayaan ula dhacsan nahay sida qiimaha iyo sharafta leh Ee uu Mumulaha uu Wakhtigiisa qaaliga u siiyo in uu Dadka ka Haqabtiro Wixii Ay u Baahnaayeeen 
 
Read the rest of this entry →

Wali ma ku fikirtay in shareecada Islaamka si Badhax Tiran Looga Dhaqan Galiyo Somaliland?

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada, iyo akhristayaasha sharafta badan.         Quraanku waa fasaradii iyo tifatiridii uu inoo soo dajiyay rabigeenii ogaa sirta iyo waxa  qarsoon Rabigii ogaa waxa isha iyo laabtu qarsanayso.  Islaamku waa diinta Allaah ee saraynta leh ee  uu udoortay jiritaanka oodhan. 

Read the rest of this entry →

Maqal Maansadii Digniin - By Dhamac

March 21, 2009 By: opinion Category: Suugaan

salamu caleyku waxan salan iyo bogadin u soo jeedinaya howl wadeenada shabada
iyo dad weynaha sharafle intaa kadib waxan rabaa in aan wax yar fikradayda ka dhiibto
xafladihii dhacay todobaadkii hore ee ku saabsanaa haweenka iyo malinta dumarka ee calamka
 
Read the rest of this entry →

Maanso “Dhamac” C. D. Cige

March 21, 2009 By: opinion Category: Suugaan

Asc waraxma - dhammaan akhristayaasha sharafta leh dabcan waa layara kala mashquulay hawlaha adduunyada ayaa qofba meel ku ootay haddana sikastaba hanoqotee laga tagi maayo inaa haddana bal waxoogaa la isfarriimeeyo waa maanso jacaylah oo lamagac baxday DAMAC akhris wacan
  Read the rest of this entry →

Gardarada Gabiley iyo Garabsiga Isaaqaysan

March 21, 2009 By: opinion Category: Opinion

Waxan anigoo nin Somali ah una dashay degaanka Ceel-bardaale ee hoos yimaad Degmada Dilla ee Gobalka Awdal halkani ku bayaaminayaa dhacdooyin farabadan oo ka socda  degaanada.

Read the rest of this entry →

Rayale oo Shaqada ka Eryey Laba ka Mid ah Faaliyayaashiisa iyo Nin Sixiroole ah

February 21, 2009 By: opinion Category: Opinion

Madaxweyne Rayaale ayaa xalay saqbadhii ka eryey shaqada laba ka mid ah faaliyayaashiisa iyo nin sixiroolayaashiisa ka mid ahaa kadib markii uu ku canaantay wax uu ugu yeeshay karti la’aan iyo inay Dhawr jeer oo hore si khaldan wax ugu sheegeen. Nimankan oo ahaa khubaro la sheegay inay ku xeeldheeraayeen Aqooonta xidigiska iyo saadaasha waxyaaba soo wajahan, ayaa ka hor shirweynihii garabka Madaxweyne Rayaale ee Udub uu isagu yeedhay madaxweynuhu kuna wargeliyey inay shaqada labanlaabaan oo ay shaqeeyaan wakhti dheeraad ah.

Read the rest of this entry →

Waliba Sidaasuuna Geela Waxba ku Lahayn

February 15, 2009 By: opinion Category: Opinion

Maalin maalmaha ka mid ah  oo nin Geel ku jira  Arraabi, uu  si la yaableh ugu luuqaynayay hees macaan oo Geelu leeyahay, ayaa waxa isa soo ag taagay oo aad u dhegaystay nin socoto ah. 
 
Read the rest of this entry →

Maanso - Xasuus - Maxamed Dhamac

February 15, 2009 By: opinion Category: Suugaan

salamu caleykum salanta islamka kadib waxan salamaaya howl wadenada shabakada saylacipres iyo baha weynta sharaftale intaa kadib waxaad ku soo dhawataan maanso la yidhaado xasuus akhris wacan
 
Read the rest of this entry →

Dilal Hubeysan oo Dadka Reer Awdal Loogu Geystay Hargeysa

February 15, 2009 By: opinion Category: Opinion

Waxa magaalada Hargeysa lagu dilay ilaa afar qof oo reer Awdal ah bishii in soo dhaaftay ee January 2009. Waxaana ugu dambeeyey Ingineer Muuse Cabdilaahi Mixile oo meyd ahaan looga tagay subax hore markii koox budhcad loo heystay ay weerartay.

Read the rest of this entry →

Maanso la magacbaxday Booqasho . By Dhamac

February 09, 2009 By: opinion Category: Gabay

SALAMU CALEYKUM  Salaanta Islaamka kadib waxan ku soo dhaweynayaaBahweynta sharaftale maanso jacayl oo la magac baxday Booqasho : Bilaneey bal dhegoyeelo , naf kuu baahan baan ahay Barbaartana dhamaanteed,  adaan kaala soo baxay , badhay baydhaka iga dhaaf, waxaan kuu bishaarayn , oon soo bandhigayaa , in aan ahay nin baariya

Read the rest of this entry →