February 26, 2010
By: adal
Category: News
“Xuduudka Beesha Jabuuti iyo Samaroon waa siliga Faransiisku ku xeeray Jabuuti – wixii Jabuuti ka xigaa waa degaan la wada dego – wixii Somaliland soo xigaana waa degaan Samaron” Caaqil Cumar
SAYLAC – Shacabka Awdal/ Selel waxay digniin u dirayaan xukuumada sii dumaysa ee Jabuuti ee uu horkacaayo kaligii taliye Ismacil Cumar Geele – Xukuumadu waxay dhul balaadhsi iyo hanti boob ka wadaa caasimada sadexaad ee gobolka Awdal – oo ah degaanka Saylac iyo jasiiradaha ku xeeran. Selel waa magaca dooxaada Selel ee degaanka – waxana magacaabay Dahir Rayale walina lama ictiraafin – sidaasi darteed wali waxay dadka badankoodu u yaqaanaan Awdal sharci ahaan.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 26, 2010
By: adal
Category: News, Opinion
Anigoo ah taageere xisbiga kulmiye waxaan jeclaystay inaan wax ka qoro laba arimood oo qalbigayga dhex gur-guutanaya kuwaas oo kala ah . 1-maxaa keenay in siilaanyo soo dhaweeyo faysal cali waraabe iyagoo sheegta inay kala yihiin laba xisbi. Arintan ay sameeyeen madaxda xisbiga kulmiye waa mid wax weyn u dhimaysa sumcada ay ku lahaayeen shacabka isbadaldoonka ah.
Read the rest of this entry →
Comments Off
February 26, 2010
By: adal
Category: Opinion
Baryahan dambe waxaa soo batay maqaalada uu qorayo xuseen aadan cige kuwaas oo uu u soo diro web-site yada reer Awdal, ka dibna waxaa la soo dhigaa front-page ka. Xuseen wuxuu soo qoraa qoraalo aad u xiiso badan runtii oo waliba aad u qiimo leh iyadoo uu kaga hadlo mowduucyo kala duwan inkasta oo ay u dhadhamaan qoraaladiisu kuwo aad moodo qofka soo qoray inuu yahay shakhsi reer Awdal ah, siduu u la socdo arrimaha reer Awdal awgood iyo sida aw isgugu eekaysiinayo reerka labadab.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 25, 2010
By: adal
Category: News
Uj. Wiil yar oo ay ku habsatay dhibaato caafimaad darro
A/fatah dahir Barkhad waa wiil yar oo 12 sano jira, oo ay haysato dhibaato culus oo caafimaad darro ah, taas oo ah sida hoos ku cad.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 24, 2010
By: adal
Category: tacsi
Anigoo ah suldaan Muumin suldaan Caateeye suldaan Faahiye kuna hadlaya magacayga, magaca qoyskayga, magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, magaca suldaanka guud ee beesha Maxad case suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Maxamed Aadan Ducaale (Candha-Goo) oo ku nool magaalada Ottawa ee dalka CANADA
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 23, 2010
By: adal
Category: News
Members of Toronto’s Somali community are concerned after two Somali-Canadian men were murdered in northern Alberta last week.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 23, 2010
By: adal
Category: News
Tan iyo intii ay magacaabeen komishanka qaranku xilalka kala duwan ee heer golol iyo dagmo ayaa waxa isa soo taraya taageerada loo hayo xubnaha ilaa hada la magacaabay, waxana ay dad badani ka dareen celiyeen in komishanka waqtigan la magacaabay uu yahay mid ku soo beegmay waqti loo baahnaa isla markaana ah mid kalsooni lagu qabi karo oo ka soo bixi kara hawlaha balaadhan ee loo igmaday.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 22, 2010
By: adal
Category: News
BORAME – Madaxa waftigaasi C/raxmaan Ismaaciil Dixood ayaa waxa uu sheegay inay howlo wax ku ool ah ka soo qabteen degmooyinka gobolka Awdal waxa kale oo uu xusay inay soo dhiseen xubnihii heer degmo ee degmooyinka kala ah Baki, Lughaya, Saylac iyo degmada Boorama oo ay maanta dhamaystireen.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 22, 2010
By: adal
Category: News
Amoud Foundation donated, through READ-USA, the amount of US $20,000 as the Foundation’s contribution to the construction of the teacher’s residence in the GEB Secondary Boarding School Project (GSBSP).
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 21, 2010
By: adal
Category: News
SAYLAC – Amniga boqorka beenta ah ee dawlada Jabuuti kasoo wado dalka Itoobiya ee ay kusoo wado Selel/Awdal, Somalilad oo amnigiisu khatar ku jiro – xukuumada iyo maamulka ka jira degmada Saylac, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo dhalin yarta ayaa si xooga uga soo horjeeda dhul balaadhsiga beenta ah ee xukuumada Jabuuti ka wado dalka Somaliland.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 21, 2010
By: adal
Category: Opinion
Waxaa dhagaha dadka soo gaadhay in qabanqaabiyaashii Shirka Samaroon Leadership ay go’aansadeen in shirku u qabsoomo taariikhdii hore loo cayimay ee April kowdeeda.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 21, 2010
By: adal
Category: Opinion
Architectural.Eng Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) (UK & Holland)
Professor Ahmed Ismail Samatar iyo Professor Abdi Ismail Samatar
Waxaan idin odhan lahaa:
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 21, 2010
By: adal
Category: News
Waa dhacdo taariikhi ah oo kacdoon dadweyne la kowsaday hiilinta labadii uruur ee dareenka dadka ka dhashay kii hore oo ahaa UFFO, waxuu ahaa urur samafal ah oo ay isu-kaashadeen aqoonyahano iyo dhalin hoggaankoodu uu debedda ka soo laabtay,
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 21, 2010
By: adal
Category: Opinion
Last Friday afternoon, Rayale knelt down in front of Awdal elders, held his hands up and begged for forgiveness. He looked frail and a typical creeping wounded animal bleeding from serious self inflicted injuries.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 18, 2010
By: adal
Category: News
Ku dhawaad soddomeeyo xubnood oo isugu jira aqoonyahano , dhallinyaro iyo waxgarad kasoo jeeda beesha reer Axamad ee degaanka Boorama ayaa sheegay inay taageeradii dhinaca siyaasadda kala noqdeen xisbiga UDUB ee haya talada dalka. War Qoraal ah oo ay Boorama kasoo saareen isla markaana ayaa ku saxeexnaayeen ilaa 29 xubnood ayaa waxa haatuf soo gaadhsiiyey xubin ka tirssn aqoonyahanada beeshaasi lana yidhaa Prof.C/xakiin Caateeye Axmed isagoo qoraalkooduna u qorra Sidan :
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 18, 2010
By: adal
Category: Opinion
In the last couple of months people in Diaspora were talking about a meeting that will be held in Minnesota for Adalites, April this year. Apparently, this conference is intended to discuss ways to develop their region politically, economically and socially. On the other hand, others say that it is unnecessary to hold this type of meeting at present, as long as a functioning government is in place. Indeed, this is a battle – a battle between altruists versus bottom-feeders. This paper will look at the arguments for and against this conference.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 18, 2010
By: adal
Category: News
HARGEYSA – Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax iyo Madaxa Ololaha Doorashada ee Xisbigaas Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi) oo maanta ku soo laabtay Hargeysa, ka dib markii ay socdaal ku soo mareen gobollada dalka qaarkood, ayaa weji-gabax kala kulmay xaafado ka mid ah Magaalada Hargeysa.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 18, 2010
By: adal
Category: News
Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Dagaanka ee Degmada Boorama Md. Muumin Gadiid Cumar oo maanta khadka taleefanka kula soo xidhiidhay shabakada wararka ee Lughayanews ayaa si kulul ugu dhaliilay xukuumada in ay ka gaabisay qaabka gaabiska ah ee ay uga jawaabtay gurmadaka ay u baahnaayeen dadka gobolada Awdal iyo Salal ee ay abaaraha iyo roobka xigay waxyeeleeyeen.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 16, 2010
By: adal
Category: News
Dhalin yarada degan Sana`a ee dalka Yemen ee wax kala socda hormarka sportiga gobolka awdal ayaa ku tilmaamay xilka laga qaaday macalinka layliya xulka kubada cagta ee gobolka Awdal mid laga xumaado waayo samaroon c/laahi cilmi waxaa uu gaadhsiyey xulka kubada cagta meel horimar leh isla markaana lagu danyan karo halka uu gaadhsiyey isagoo xulka kubadu cagtu dhulka yaalay markii hore ayaa maanta aad arki kartaan halka uu gaadhay waa wax lawada ogyahay.
Read the rest of this entry →
No Comments →
February 16, 2010
By: adal
Category: News
Somalia’s spiralling instability has reached the capital, Mogadishu. Somali sources say that at least 17 people were killed and 61 injured in fighting between government forces and opposition fighters on Thursday.
Read the rest of this entry →
No Comments →